Dowladda Masar Oo Dadaal Ugu Jirta Sidii Ay dib Ugu Soo Celin Lahayd Xidhiidhkii Millateriga Ee Soomaaliya

Muqdisho (QJ/SDN) – Xukuumadda Masar ayaa dadaal weyn ugu jirta sidii ay dib ugu soo celin lahayd xidhiidhikii milateriga ee Soomaaliya ay la lahayd, intii ka horreeysay sannadkii 1991, Markaasoo xukunka laga tuuray xukuumaddii dalka ka talinaysay, dalkana uu muddo 24 sanadood ka badan ku jiray colaado sokeeye. Masar ayaa shaacisay sannadkii 2012-kii inay doonayso…

Read More

Suldaan Aadan Faarax Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Dr. Cabdi Aw-Daahir

Hargeysa (QJ/SDN –  Suldaan Aadan Faarax oo ka mid ah salaadiinta dhaqanka ee somaliland ayaa tacsi u diray Eheladii iyo Qaraabadii uu Ka Baxay Rabbi naxariistii janno haka waraabiyee Wasiirkii Hore Ee Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Ee Somaliland Marxuum  Dr Cabdi Aw-Daahir oo saaka ku geeriyooday Magaalada Burco . Suldaanku wuxu Marxuumka ilaahay u…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Dhambaal Tacsi ah u diray Qoyskii,Qaraabadii iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka Baxay Dr Cabdi Aw Daahir

Hargaysa 06.April 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii,  golayaasha Qaranka, waxgaradka, waayeelka, madax dhaqameedka, siyaasiyiinta iyo guud ahaan shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay Marxuum Dr. Cabdi Aw Daahir Cali oo maanta (06/04/2016) ku geeriyooday…

Read More

Wasaaradda Warfaafinta oo Dacwad ka dhan ah Wargayska Waaheen u Gudbisay Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka.

Hargaysa 06.April 2016 (SDN/QJ):- Wasaaradda Warfaafinta Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Maanta u Gudbisay Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Dacwad ka dhan ah Wargayska Waaheen kadib Markii uu Maanta Baahiyey Warar been abuur ah. Qoraal uu ku Saxeexan yahay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Maxamed Cilmi Aadan Ilka Case oo Nuqul ka mid ah aanu…

Read More

Taariikhda Iyo Waayihii Nololeed ee Alle ha u Naxariistee Marxuun  Dr Cabdi Aw-daahir oo Burco ku Geeriyooday

Burco 06.April 2016 (SDN/QJ):- Alle ha u naxariistee Waxaa Saaka Subaxnimadii Xannuun Kedis ahi ku Soo booday Wasiirkii hore ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Marxuun Dr Cabdi Aw Daahir Cali. 1956 ayuu ku dhashay Deegaanka Oodweyne waxa uu dugsiga hoose ka galay magaalad duruqsi ,1966kii ayuu dugsiga Boodhinka ah ee Oodweyne galay, 1970-kii waxa…

Read More

Hargeysa: Geed Hadhac Ah Oo Ku Yaalay Badhtamaha Magaalada Oo La Gooyay Iyo Xog-waranka Nin 20 Sanno Uu Hoy Iyo Meherad U Ahaa

Hargeysa (QJ/SDN) – Geed hadhac ah oo muddo 24 sannadood ku siman ku yaalay ka soo horjeedka Koonfureed ee hoteelka caanka ah ee Gargaar ee Hargeysa, ayaa si ba’an oo naxariis darro ah loo gooyay iyadoon la eegin faa’iidada uu u lahaa deegaanka iyo dadkaba. Geedkan oo ahaa geedka loo yaqaan garanwaaga, ayaa waxa uu…

Read More

Wasiir Cadami Oo Ka Hadlay Khilaafka Xisbiga UCID Iyo Shantii Xubnood Ee Laga Saaray Xisbiga KULMIYE

Hargeysa (QJ/SDN) – Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami, ayaa ka digay inuu sii xoogaysto khilaafka UCID, waxaanu sheegay in haddii uu sii socdo khilaafku inuu qaranimada iyo sumcada Somaliland wax yeelayo, waxaanu ku baaqay in la badbaadiyo xisbiga oo la dhammeeyo khilaafka taagan. Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami,  oo…

Read More

DR. Cabdi Aw-Daahir Wasiirkii Hore Ee Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Oo Magaalada Burco Si Kedis Ah Ugu Geeriyooday

Burco (QJ/SDN) – Alle naxariistii janno haka waraabiyee waxa saaka magaalada Burco ee xarunta gobolka Tog-dheer ku geeriyooday Wasiir hore DR.Cabdi Aw-Daahir oo xilal kala duwan kasoo qabtay xukuumaddihii soo maray Somaliland. Dr.Cabdi Aw-Daahir Alle naxariistii janno haka waraabiyee waxa uu ku geeriyooday goobtiisa shaqo isagoo ku guda jiray hawl-maalmeedkiisa, waxaana lasoo sheegayaa in uu…

Read More

Daawo Baraamijka DAREENKA SHACABKA oo lagu falan qaynayo Khilaafka Ucid iyo Musharaxa Madaxwaynaha Jamaal Cali Xuseen oo Shegay in Dacwad ka dhana Faysal Cali Waraabe ka Furayo Finland

London06April(SDN/QJ)Daawo Baraamijka DAREENKA SHACABKA oo lagu falan qaynayo Khilaafka Ucid iyo Musharaxa Madaxwaynaha Jamaal Cali Xuseen oo Shegay in Dacwad ka dhana Faysal Cali Waraabe ka Furayo Finland . waxa kale oo uu shegay Jamaal Cali xuseen in uu aana uu ka haray ilaa Heer Calami.Baraamikan oo aad u xiiso badnaa oo qurbejoog idiin soo…

Read More

Weftigii Ugu Miisaanka Cuslaa Ee Ka Socda Masar Oo Markii u Horeysay Booqasho Ku Yimid Somaliland

Hargaysa 06.April 2016 (SDN/QJ):- Wefti heerkiisu sareeyo oo ka socday dawladda Masar, ayaa Shalay galab  soo gaadhay magaaladda Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Weftigan oo ka kooban 12 xubnood, waxa  Hoggaaminaya  Wasiirka Masar u qaabilsan Afrika. Mr. Idiris Mohamed, waxaana masuuliyiin sar sare oo ka tirsan xukuumadda Somaliland ay ku soo dhaweeyeen  madaarka caalamiga ah ee…

Read More

DHAGEYSO: Wareysi Xiiso Badan Oo Aanu La Yeelanay Guddoomiyaha Gudidda Guud Ee SAHAN-BARWAAQO Maxamuud Muuse Gooni

Hargeysa (QJ/SDN) – Waxaad halkan ka dhagaysan kartaa Wareysi Gaar ah oo aanu la yeelanay Guddoomiyaha Guddida guud ee SAHAN-BARWAAQO Maxamuud Muuse Gooni, waxaana aanu wax ka weydiin doonaa Guddoomiyaha oo aad wareysiga ku dhaagysan doontaan, waxyaabaha u hirgalay gudida Sahan-baraaqo mudadii ay jirtay, iyo weliba waxyaabaha u qorshaysan gudidada mustaqbalka dhow. Sidoo kale waxaanu…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxda Mashruuca JPLG + SAWIRRO

Hargaysa 05.April 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne  ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)  ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa  ugu sareeya Mashruuca JPLG-ga oo Caawiya Dawladaha Hoose.   Mashruuca JPLG ga oo Caawiya Dawladaha Hoose iyo Maamul daadejinta ayaa  waxa uu Soomaliland ka bilaabmay 2008,  mashruucan oo ay ku bahoobeen shan haayadood UNDP, UNICEF, UNCDF,ILO, UN-HABITAT…

Read More

Xadhigii Halgamayasha “Ufo”, Doorkii Eng. Faysal Iyo Cadaymo Sugan “Documentary Evidence” Drs Hoodo Yusuf

Safarkii Faysal Cali Waraabe kaga soo kicitimay Mogadiscio ee uu ku yimi Hargeisa ;Xidhiidhka shaqo, saaxiibtinimo iyo xididnimo ee ka dhaxaysay Gen.Gaani & Faysal ; Kulankii gaar ahaaneed ee ENG Faysal la yeeshay Prof Axmed Dhabacul ” Jabane”, Eng Maxamed Baruud iyo Dr Colaad ,oo markaa ahaa qorayaasha iyo qaybiyaasha Waxaan halkan kusoo bandhigi doona…

Read More

Madaxweyne Silaanyo Oo Kormeer Iyo Xadhig Ka Jarid Ku Sameeyey Dhismeyaal Xukuumadu Ka Wado Boorama

Boorama 05.April 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, iyo weftigii uu hogaaminaayey ee xalay u hoyday gobolka Awdal ayaa maanta mashaariic dhawra ka fuliyey gudaha magaalada boorama, shirna la qaatay isu duwayaasha gobolka, madaxdhaqameedka iyo guddida abaaraha. iyadoo Madaxweynuhu uu kulamo la yeeshay guud ahaan maamulka gobolka, madaxdhaqameedka, guddida abaaraha ee gobolka…

Read More

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamanka Soomaaliya Oo Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Weerar Lagula Beegsaday Badhtamaha Muqdisho

Muqdisho 05.April 2016 (SDN/QJ)-Xildhibaan Maxamed Cali Daheeye oo ka tirsan baarlamanka dalkaasi soomaaliya ayaa goor dhaweyd weerar lagula beegsaday meel u dhaw suuqa bacadlaha ee degmada xamar weyne ee magaalada muqdisho. Weerarkaasi ayaa waxa ku naf waayey dirawalkii gaadhiga u waday xildhibaanka iyo mid ka mid ah ilaaladiisa, halka xildhibaanka uu dhaawac ka soo gaadhay…

Read More

Hooyo Abaartu Samaysay Oo Ka Sheekaysay Qiso Ka Qabsatay Madaxweyne Ku-xigeenka

Boorama 05.April 2016 (SDN/QJ):- Weftigii uu horkacayay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ee socdaalka ku joogay deegaanadda goboladda Awdal, ayaa dadka deegaanadaasi ku dhaliileen inuu saf galayay, balse aanu wax cuno iyo cabitaan ah siin, islamarkaana uu kaga soo dhaqaaqay habeenimaddii iyagoo gaajo beerka u seexday. Hooyo ka mid ah hooyooyinka madaxweynuhu safka galiyay ayaa ka waramaysa…

Read More

AMISOM: Saraakiil Shabaab ka Tirsan ayaanu ku Dilnay Hawl-gallo ka dhacay Shabeellada Hoose

Muqdisho (QJ/SDN) – Taliska AMISOM, ayaa ku sheegay War-bixin ay soo saareen maanta inay lix sarkaal oo ka tirsan Al-shabaab ku dileen hawl-galo ay dhawr-kii casho ee lasoo dhaafay ka fuliyeen gobolka Shabeellada Hoose. Hawlgallada aan ku dilnay saraakiisha Al-shabaab muddo toddobaad gudhiis ah waxay tani ka dhigaysaa toddoba sarkaal, kaddib markii Axaddii lasoo dhaafay aan…

Read More

Dowladda Jabuuti Oo Dalkeeda Ka Mustaafurisay Wariyayaal Ka Tirsan BBC oo Kasoo Warramaayay Doorashooyinka Dalkaasi

Jabuuti (QJ/SDN) – BBC ayaa warqad cabasho ah u qortay dowladda Djibouti oo ay uga codsanayso inay sheegto sababta ay u soo musaafurisay koox weriyayaal ah oo BBC-da ka tirsan. Kooxdani, oo uu ka mid ahaa weriyaha BBC-da ee arrimaha ammaanka ee Africa, Tomi Oladipo, ayaa Djibouti u tegay inay diyaariyaan warar la xiriira doorashooyinka…

Read More