“Arinta UCID Waxba Ka Odhan Maayo, Waar Waxba Ka Odhan Maayo Ayaan Idin Idhi”

Hargeysa (QJ/SDN) – Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan,ayaa sheegay inaanu dhex galayn khilaafka adag ee ka dhex taagan xisbiga UCID. Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan oo qaar ka mid ah Warbaahinta shalay kula hadlay xafiiskiisa, ayaa waxa ay warbaahintu su’aashay inuu khilaafka UCID dhex galayo sidii uu u dhex galay khilaafkii xisbiga KULMIYE,…

Read More

Mid ka mid ah Dhacdooyinkii Geeska Africa Ugu Yaabka Badnaa Jab’had Maamulkii ay qabsatay dib ugu Celisay Shacabkii DAAWO

Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):- Jab’had Hubaysan oo Hogaamin dal ku hesha qori caaradii hadana awoodii dib ugu celisa Gacanta rayidka waa Mid ka Mid ah Mucjisooyinka ka dhaca Aadduunka . Waxaa talaabadaas Suurto geliyey Ururkii Dhaq dhaqaaqa Waddaniga Somaliyeed ee SNM oo 35 Sanno ka hor lagaga dhawaaqay aasaaskiisa Magaalada London kuwaas oo markii ay…

Read More

Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray oo Nidar ku Maray in Gudoomiye Faysal Maxkamada ka dacwayn doono

Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):- Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray oo ah Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid ayaa Sheegay in isaga Iyo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ay ku kala bixi doonaan Hay’adaha Garsoorka. Qoraal kooban oo Cali Guray soo dhigay barta uu ku leeyahay Shabakada Facebook ayaa u dhignaa Sidan “Gudoomiye Faysal haduu…

Read More

Xoghayaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Oo Beeniyay Qoraal Mareegaha lagu faafiyey oo uu kaga soo Hor jeeday damaca Gudoomiye Faysal

Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):- Ku simaha xog hayaha guud Xisbiga Mucaariska ah ee Ucid Cabdi Naasir Yuusuf Cismaan Qodax ayaa ka hadlay warqad been abuur oo laga been abuuray sexeexiisa iyo emailkiisa , Cabdi naasir qodax waxa uu ku tilmaamay in ay dad dano gaara ka leeyihiin ay soo qoreen warqadaasi isla markaana ay ka been…

Read More

Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Qoomammeeyay Talooyin Dadweynuhu Ugaga Digeen Faysal Cali Waraabe Oo Uu Ku Camal-fali Waayay

Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):- Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaradka ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa sheegay inuu qoomameynayo talooyin Dadweynaha Somaliland qaarkood siiyeen, kuwaasi oo Nuxurkoodu ahaa inuu Furto Urur-siyaasadeed ee aanu ku biiran Xisbiga UCID. Jamaal Cali Xuseen, waxa kale oo uu sheegay inuu Dadweynaha Somaliland ka dhageysan waayay Talooyin ay siiyeen iyo Digniinno…

Read More

“Faysal markuu leeyahay waxan eryay gudoomiye kuxigeenkii saddexaad horta ma u leeyahay awood mise tukaan ayuu u dhiibtay ” Xuseen Badmaax

Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):- Faysal waa keligii ucid,keligii aqoonyahan,keligii siyaasi,awoodaha xisbiguna waa ku keli.Waxa uu ku xad-gudbay dhamaan hay’adaha xisbigu ka kooban-yahay.Waxa kale uu ku xad-gudbay xeerka xisbiyada ee xeer No.14. Hadana wuu isla toosanyahay,cidii ku tidhaa faysalow waad qaldantahayna sifo sharci baal marsan ayuu ku eryaa.Gudoomiye Faysal xisbiga ucid waxa uu rumaysanyahay inuu isagu…

Read More

Soomaali Kelyaha Iyo Beerka Lagala Baxay Oo Meydadkooda La Helay, Magacyada Saddex Carruur Ah & Gabadh Reer Somaliland Ah Oo Ku Jira

Masar, 07.April 2016 (SDN/QJ):-  ILAAHAY ha u Naxariisto’e, Meydka 9 Qof oo Saddex Carruur yihiin Isla-markaana dhammaantood Soomaali ah, ayaa laga helay Xeebta Magaalada Iskandariya ee Dalka Masar.   Sagaalkan Qof oo ay ku jiraan Saddex Carruur ah, ayaa Sawirrada laga qaaday oo la baahiyey waxa muuqda in Dhammaantood Laabtooda la jeexay, isla-markaana dib loo…

Read More

Dugsiga Sare Ee Ilays Oo Deeq Lacageed Oo Balaadhan Ku Wareejiyey Guddida Heer Qaran Ee Gurmadka Abaaraha Somaliland DAAWO

Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):- Xaflad lagu gudoonsiinayey deeq lacag oo balaadhan ayaa dugsiga Ilays Secondry Shool Ku Wareejiyey Guddida Heer Qaran Ee Gurmadka Abaaraha Somaliland. Munaasibada la Wareegida Deeqdan Lacageed waxaa ka qayb galay Wasiirada Waxbarashada iyo Diinta iyo Awqaafta Xubno ka Tirsan Gudida Heerka qaran ee Gurmadka Abaaraha.  

Read More

Ururadda Saxaafadda Somaliland oo Maanta u Balansan Xayiraada laba sanno Jirsatay ee Wargaysyada Haatuf

Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):-  Warbaahinta iyo ururada saxaafadda ee Somaliland ayaa u balansan inay isugu yimaadaan kulan ballaadhan oo galinka hore ee maanta ka dhici doona Xaraf Restaurant ee Hargeysa kaasoo laga hadli doono xayiraada hadda laba jirsatay ee ay xukuumadda madaxweyne Siiraanyo ku soo rogtay sadexda wargeys ee Haatuf,The Somaliland Times iyo Al-Haatef Al-Carabi…

Read More

Somaliland ayaa dhaliilshay doorka ay Hay’adaha Caalamiga ahi ku leeyihiin gurmadka Abaaraha.

Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):- Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Caafimaadka Xasan Daahir Dhinbiil, ayaa daboolka ka qaaday inaanay Hay’adaha gargaarka ee dalka ka shaqeeyaa door muuqda ku lahayn howlaha Gurmadka ee lagu samato bixinayo dadka ay abaaruhu saameeyeen. Laba Hay’adood oo ka tirsan kuwa Qaramada midoobay ayuu sheegay inay taakulo gaadhsiiyeen Gobollada qaar, kuwaasoo kala ah WHO…

Read More

Wasiirka Hawlaha Guud oo Xafiiskiisa Kulan kula qaatay Qaar ka mid ah Hay’adaha Caalamiga ah iyo arrimaha laga wada hadlay

Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Somaliland Mudane Cali Xasan Maxamed ayaa kulamo Gaar-gaara la qaatay Hayadaha ILO iyo UNHABITAT. Wasiirka waxa kulankan ku wehelinayey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Mukhtaar Maxamed Cali Kulankan ayaa mid la iskula soo qaadey Mashriicdda Horumarineed ee labadda Hayadadood la qaban doonaan Wasaaradda Hawlaha Guud…

Read More

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta oo sii sagootiyey Afar arday, oo Dood aqooneed kaga qayb galaya dalka qatar.

Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):-Ardaydan oo ka kooban afar arday oo ka kala socda Dugsiyada Blooming School iyo Young Muslim Academy, ayaa waxa ay ka qayb gali doonaan tartan dood aqooneed luuqadda carabiga, oo ay ku tartamayaan arday ka kala socota wadamada Jaamacadda Carabta, tartankaasi oo ka dhici doona magaalada Dooxa ee Dalka Qatar. Ugu horreyn…

Read More

Afhayeenka Dhaqanka Somaliland Suldaan Yuusuf Muxumed Xiiray  Oo Difaacay San-dalada Subeer Awal,Kana Hadlay Abaaraha Dalka Ka Jira iyo Arimo Kale Oo Xaasaasi Ah

Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):-  Af hayeenka Dhaqanka Somaliland Suldaan Yuusuf Muxumed Xiiray oo maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada hargeysa ayaa waxa uu ka hadlay abaaraha dalka ka jira dhalinyarada bilaa camalka ah iyo waliba sandalada Subeer awal .   Suldaan Yusuf Muxumed Xiiray oo ugu horayn ka hadlaaya abaaraha dalka ka jira waxa uu…

Read More

Khasaare Dhimasho iyo Mid baadi doon oo ka dhashay Roobab Xoogan oo Caawa ka da’ay Degmada Dilla ee Gobolka Awdal

Dilla 06.April 2016 (SDN/QJ):- Roob Xoogan oo Galabta ilaa Goor dhawayd oo Caawa ah ka da’ayay Degmada Dilla ee Gobolka Awdal ayaa la sheegay inuu Sababay Dhimashada Laba Ruux halka aan la hayn 7 Qof oo kale. Waxaa Degmada  Dilla Goor dhawayd Gaadhay Gudoomiyaha Gobolka Awdal iyo Mas’uuliyiin kale oo Wehelisa Gudoomiyaha ayaa sheegay in…

Read More

Xadhagii “Ufo “: Doorkii Eng Faysal Iyo Xidhiidhki Gen Gaani-Taariikh Sugan (( Qormadii Labaad

Waxaan  qormadan kooban ugu gogol-xaadhayaa  isbarshadii iyo isdhexgalkii Eng Faysal  Cali Waraabe iyo Generaal Maxamed Xaashi Gaani. Eng Faysal wuxuu ku dhashay Hargeisa, 1948. M.SC Engineering wuxuu  kasoo qaatay St. Petersburg , Russia, 1973. Markii uu dalka kusoo noqday wuxuu unkay shirkad yar oo la odhan jiray “Ayaan Construction Company “ oo jirtay dhawr bilood…

Read More

Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Safar ugu Kicitimay Magaalada Burco oo uu Beri kaga Qaybgalayo Aaska Marxuun Cabdi Aw Daahir

Burco 06.April 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI MD Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa safar ugu baxay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer si uu uga qayb galo Aaska Wasiirkii hore ee Xannaanada Xoolaha Somaliland Marxuum Dr Cabdi Aw Daahir Cali oo saaka waabarigii ku geeriyooday Magaalada Burco….

Read More