Xukuumadda Iyo DP World: Heshiiska Dekedda Berbera Iyo Baaqa Gorfaynta Sharci Yaqaanka
Hargeysa, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Heshiiska ay Xukuumada Somaliland la saxeexatay shirka DP World 09/05/2016 ee ku saabsan Dekada Berbera, waxaa markiiba ka hadlay oo sharci-daro ku tilmaamay qaar ka mid ah masuuliyiinta Xisbiga mucaaridka ah ee Wadani iyo xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada oo ka soo jeeda Xisbiyada Mucaaridka. Marka ugu horaysa in Xukuumadu…
