MADAXWEYNE SIILAANYO:“Haddii wax la wadaagi kari waayo, waxa furan in wax la kala yeesho”
Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo ayaa xuska 18ka May ka jeediyay khudbad dhinacyo badan leh,isagoo bulshada caalamka iyo daneeyayaasha Somalilandna fariin u diray. Khudbadii Madaxwayne Siilaanyo oo dhmmaystiran Ugu horeyn, waxaan hambalyo iyo boggaadin balaadhan hawada u marinayaa dhammaan Shacbi-weynaha Somaliland meel ay joogaanba Xuska 25 Guurada Munaasibadda Qarannimada Somaliland ee 18-ka May. Rubuc qarni…
