Maamul Goboleedka Puntland oo ugu Baaqay Shacabka Gobolka Sool inay isu taagaan Difaaca Ciidooda,Dhaliilna u soo Jeediyey Somaliland DHAGAYSO

Garowe 19.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocadde oo la hadlayay TV-ga dowladda, ayaa ka warbixiyay shaqaaqo shalay ka dhacday magalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool, taasi oo la sheegay in dhaawacyo ay ka soo gaadheen dad rayid ah. Soocadde, ayaa tilmaamay in arrintaasi ka xunyihiin islamarkaana aysan u dul-qaadan karin dhibaatada…

Read More

Warsaxaafadeed – Shirka Somaliland Ka Dhacaya Washington DC May 20-21keeda 2016

Washington 19.May 2016 (SDN/QJ):- Shirka Somaliland oo ka furmaya Washington DC nawaaxigeeda Jimcaha iyo Sabtida soo socota ee bisha May 20-keeda iyo 21keeda waxa lagu qabanayaa Hilton Dulles Airport. Macluumaadka waxad ka helaysaa web sitekawww.somalilandconference.com, waftigii qaranka Somaliland-na way yimaadeen. Shirku wuxu furmayaa maalinta jimcaha 9ka subaxnimo wuxu soconayaa illaa 5ta galabnimo. Habeenimada jimcaha waxa…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Deeq raashin ah Gaadhsiiyey Barakacayaasha ku Sugan Magaalada Burco

Burco 19.May 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Magaalada Burco u Tegay ka qayb galka Xuskii qaran ee Maalintii Shalay loo dabaal degay ee 25 Guurada ka soo wareegtay dib ula soo noqoshada madax bannaanida Somaliland ayaa Kaalmo raashin ah u qaybiyey Barakacayaasha ku dhaqan…

Read More

Buuhoodle Qaylo dhaanta ka dhanka ah Dabaal Dega 18 May oo ka dhacay iyo Tixo Suugaaneed oo ay Dareenkooda ku Cabireen DAAWO

Buuhoodle 18.May 2016 (SDN/QJ):- Xili Shalay Deegaamada Somaliland looga Dabaal degayay Xuska Munaasibada 25 Guurada ka soo Wareegtay Markii Somaliland ku dhawaaqday inay Madax bannaanideedii kala soo Noqotay Somalia inteeda kale ayaa Waxaa Magaalada Buuhoodle ka dhacay Mudaharaad ay Sameeyeen Qaar ka mid ah Bulshada Magaaladaas ee Taageersan Kooxda Khaatumo. https://www.youtube.com/watch?v=ZXXfgvPu1qE

Read More

Khilaafka ansixinta heshiisyada doorashada Somaliya oo weli taagan Iyo Wefti Beesha Caalamka ka socda oo Maanta Muqdisho ku fool leh.

Muqdisho 19.May 2016 (SDN/QJ):- Wararka laga helayo kulamo 24kii saac ee lasoo dhaafey Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah iyo Ra’isal wasaaraha Somaliya la qaateen guddi BFS u xilsaarey dib eegista heshiiska doorasho ee Somaliya ayaa waxay ku soo dhamaadeen guuldaro.   Kulan xaley gaarey galinkii dambe kaasoo ka socdey halka la yiraahdo Villa Hargeysa ee xarunta…

Read More

“Jabuuti Iyo Itoobiya Cadawgoodu Waa Cadawgeenna” Siilaanyo

Hargaysa 19.May 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xidhiidhka Somaliland iyo Djabouti. Waxa uu cadeeyay in ay ka dhaxayso walaaltinimo isla markaana xidhiidh wanaagsan ay xukuumaddiisu la leedahay dalalka Djabouti iyo Ethiopia. Sidaasna waxa uu ku sheegay khudbad ku saabsan xuska 18ka may oo uu…

Read More

Mudaharaadyo Lagu Muujinayo Qarannimada Somaliland oo ka Dhacaya Magaalooyin Caalamka ah

Hargaysa 18,May 2016 (SDN/QJ):- Maalinta qarannimada Jamhuuriyadda Somaliland ee 18-ka May, ayaa maanta si weyn looga xusay dalka gudihiisa iyo qaaradaha  kala duwan ee adduunka, iyadoo xuskan ku beegan yahay sannad-guurada 25aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshada madaxbannaanida Somaliland. Xuska maalinta qaranka ee 18-ka May oo diyaargaraw xoogan loogu jiray bilihii u…

Read More

Suxufiyada Caanka ah ee Mary Harper Oo Warbixin Ka Qortay 25 Guuradda Ka Soo Wareegtay Madax-banaanida Jamhuuriyadda Somaliland

Isbarbar-dhig Ay Ku Sameysay Dawladaha Muqdisho Iyo Hargeysa Hargaysa 18,May 2016 (SDN/QJ):-Tifaftiraha qeybta Afrika ee idaacadda BBC-da, Mary Harper, ayaa warbixin dheer ka qortay 25 sanno guuradda ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadda madax-banaanida Somaliland oo maanta laga xusay dalka Jamhuuriyadda Somaliland. waxay ka sheekaysay qoddobada u hirgalay Somaliland rubuc-qarnigii ay ka madaxa banaanayd…

Read More

Milicsiga Saaka ee Magaalada Hargaysa,Baaxada Ciidan,Dadweyne,Muuqaalada Ashqaraarka leh Iyo Marti Sharaf Ka Qayb gashay Xuska 18 May SAWIRO

Hargaysa 18,May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Guud ahaan Saaka Gobolada iyo Degmooyinka ay Somaliland ka Kooban tahay ka qabsoomay Xuska Munaasibada 18 May oo ah 25 Guuradii ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyadda Somaliland dib ula soo noqotay Madax bannaanideeda 18 May 1991kii. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Shacabka Somaliland ee ku…

Read More

SAWIRO: Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Xuska 18-ka May kaga Qayb-galay Togdheer

Burco,18,5,2016 (QJ/SDN) – Magaaladda Burco ee Gobolka Togdheer, ayaa maanta si ballaadhan loogu xusay maalinta Madax-bannaanida Somaliland oo ku beegan sannad-guuradii 25-aad ee ka soo Wareegtay maalintii Somaliland ku Dhawaaqday inay Somalia ka Go’day 18/5/191. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici ayaa maanta kala qaybgalay xuska  sanad guuradda 25aad eek as oo wareegtay aasaaskii Somaliland….

Read More

LAASCAANOOD: Munaasibadda 18-MAY Oo Si Wayn Looga Xusay iyo Dad Ku Dhaawacmay

Laascanood,18,5,2016 (QJ/SDN) – Dabaal-dagga Maalinta 18-ka May ayaa Laascaanood lagu qabtay Maanta, Waxaa ka Qayb-galay xubnaha ka tirsan Xukuumada,  Baarlamaanka, Guurtida,  Maamulka Gobolka, Degmada iyo dad kala duwan, iyadoo lagu soo bandhigay khudbado iyo Madadaalo kala duwan. Munaasibadda oo lagu qabtay xarunta maamulka gobolka waxaa hadalo kala duwan kasoo jeediyey Mas’uuliyiin kala duwan oo ka…

Read More

Nuxurka Khudbadda Guddoomiyaha KULMIYE ka Jeediyey Xuska Munaasibada 18 May ee Magaaladda Boorama iyo Balanqaadyada Horta leh ee uu Bulshada Ku Beerlaxawsaday

Boorama 18.May 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi, ayaa isaga iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayaa kala qaybgaleen shacabka reer Boorama ee xarunta Gobolka Awdal munaasibadda 25 guurada ka soo wareegtay maalinta dib-ula-soo noqoshada qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland ee 18 May 2016. Md. Muuse Biixi Cabdi oo khudbad dhinacyo badan…

Read More

Daawo:- Magaalada Xingalool Oo laga Qaadacay Maamulkii Cusbaa Ee Woqooyi Bari Somalia

Hargeysa,18,5,2016 (QJ/SDN) – Odayaasha magaalada Xinaglool, wax-garadka, iyo culimada ayaa si wayn uga soo horjeestay maamul lagu magacaabay Woqooyi Bari Somalia oo dhawaan magaaladaasi lagaga dhawaaqay, iyadoona dadka magaaladu ay sheegeen in aanay garanahay cidda maamulka wadata iyo madaxweynaha la sheegay in la doortay oo isagu haatan ku sugan magaalada Nairobi.

Read More

SAWIRRO: Xuska Maalinta 18-May Oo Si wayn Looga Dabbaal Degay Magaalada Hargeysa

Hargeysa,18,5,2016 (QJ/SDN) – Guud ahaan Somaliland waxa maantalaga xusay maalinta 18-may oo ku beegan maalintii Somaliland ay ka go’day Somalia inteeda kale, waxaana munaasibadahaasi ka hadlay masuuliyiin dowladda ka tirsan oo uu ugu horreeyo madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo. Magaalada Hargeysa oo iyadu ka mid ah goobaha sida wayn looga xusay ayaa dadweynaha magaalada…

Read More