Madaxweyne Siilaanyo oo Magaalada Jabuuti Kulan kula Yeeshay Dhigiisii Hore ee Dalka Somalia Sheekh Shariif Sh.Axmed
Jabuuti 09.May 2016 (SDN/QJ):– Madaxweynihii hore ee Somalia, Shariif Sheekh Axmed oo booqasho ku jooga wadanka Jabuuti ayaa la kulmay Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo kan Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas. Labada dhinac ayaa waxay ku kulmeen hotelka Kamdiski oo ay wada Deganaayeen waxaase la garanayn waxyaabihii ay ka wada hadleen oo aanan…
