Madaxweyne Gabadhiisa Oo La Mehersadday Ku Dardaaray Xadiiskii Nebigu Ku Dardaaray Gabadhiisa
Istanbul 23.May 2016 (SDN/QJ):- Rajab Dayib Erdogan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga ayaa si muuqda uga qayb qaatay xafladda meher ee inantiisa Sumayah Rajab Dayib Erdogan iyo saygeedka cusub ee Saljuuq Biirqadaar oo ka dhacay magaalada Istanbul. Xaflad si aad u heer sarreysa loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen madax iyo hoggaamiyeyaal kala duwan…
