Jamhuuriyada Jabuuti oo Cadhadii ay ka qaaday Heshiiskii Somaliland Iyo DPW ugu Deeqday Puntland Taaga Maraakiibta soo Jiida & Dareenka Puntland DAAWO
Jabuuti 22.June 2016 (SDN/QJ):- Tan iyo intii ka danbaysay Heshiiskii dhex maray Somaliland iyo Shirkada Imaaraadka laga leeyahay ee Dubai World Port oo ay Jabuuti Colaad guun ah u Qabto ayaa waxaa qalabka Warbaahinta lagu qorayay Sida ay Jabuuti uga Xun tahay Heshiiskaas,Amuurtani Waxay keentay in Dawlada Jabuuti ayaa ku caawiso Maamul Goboleedka Puntland Taaga…
