Gudoomiye Ramaax oo Beeniyey War Wargeyska Sahan ka faafiyey, Dacwad uu Gudbiyey & Aflagaaddo uu ku kacay DAAWO
Hargaysa 24.June 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa si kulul uga jawaabay weedho aad u adag oo Boggiisa Weedha Wargeyska uu ku qoray Wargeyska Sahan oo Hargeysa ka soo baxa, kuna sheegay in Ramaax kagaga soo horjeestay dowlad-nimada Somaliland oo uu Maamul-goboleed ku sheegay iyo Dadka ay Ciidanka Itoobiya ku laayeen…
