“Doorashada Goluhu Suurto-gelimayso Intaynu Ku Mashquulsan Nahay Khilaafka Qaybsiga Xildhibaannada, Ee Dadku Isbeddel Buu U Bukaaye Waa Inay Dhacdaa  Doorashadii Madaxweynuhu…..” Gudoomiye Saleebaan Gaal

Hargeysa, 3 June, 2016-(SDN/QJ): – Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ka hadlay Arrimo badan oo ay ka mid yihiin Heshiiska Maalgelinta Dekedda Berbera, muranka la doonayo in la geliyo Maalinta Qaran ee 18-ka May, Qabsoomidda Doorashada Madaxtooyada iyo muranka ku salaysan Saami-qaybsiga ee hor-taagan in la ansixiyo Xeerka dib loogu soo…

Read More

Baarlamanka Kooxda Khaatumo oo Ansixiyey Golaha Wasiirada ee uu Magacaabay Prof Galaydh Iyo Dhacdooyinka Xiisaha leh ee Kulankoodaa Ku Lamaanaa DAAWO

Buuhoodle,3 June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Kulankoodi 1aad Yeeshay Xubno Kooban oo la Sheegay inay Yihiin Baarlamanka Kooxda Khaatumo ee uu Hogaamiyo Prof Cali Khaliif Galaydh,Waxaanu u Gudbiyey Golihii Wasiirada ee Maamulkiisa si ay u ansixiyaan. Waxyaabaha Xiisaha leh ee Kulankaas laga dhex dheehanayay ayaa ah in Tirada Baarlamanka Kooxda Khaatumo ay Koobnayd Isla markaana uu…

Read More

“Xisbiga KULMIYE ee hadda jira anigu wax Hawl ah oo aan ku leeyahay ma jirto, Wakhti iigu hadhay oo aan iskaga luminayaa ma jirto” Xildhibaan Waabeeye

Hargeysa, 3 June, 2016-(SDN/QJ): – Guddoomiyaha Xisbul-xaakimka KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa Doraad buuxiyey Jagada Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Xisbigaasi oo uu laga saaray Xildhibaan Maxamed Yuusuf Waabeeye oo ka mid ahaa Xubnaha la baxay Isbahaysiga KULMIYE ee ka cadhooday Shirkii Golaha dhexe ee lagu Doortay Musharraxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka ee Xisbigaa uga qayb-galaya…

Read More

Laba Kaclaynta Khilaafkii Golaha Deegaanka ee Burco Iyo Awaamiir Keli-Telisnimo Muujisay oo uu ku talaabsaday Maayar Muraad DAAWO

Burco,3 June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Mar kale soo ifbaxay Khilaaf ka dhex aloosan Xildhibaanada Golaha deegaanka ee Magaalada Burco, Qaar ka mid ah Mudanayaasha ka soo hor jeeda Maayarka Magaalada Burco ayaa sheegay in Maayarku uu Bilaabay Aargoosi hor leh. https://www.youtube.com/watch?v=O5J9C29X_Es

Read More

Wasiirka Ciyaaraha oo ka Gilgishay Dhaliil Xoogan oo Xisbiga Waddani u Soo Jeediyay DAAWO

Hargeysa, 3 June, 2016-(SDN/QJ): – Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Somaliland ayaa ka falceliyey dhaliil xoogan oo uu jeediyey Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Siyaasi C.rashiid Xasan Mataan Isla markaana ka dalbaday Golayaasha Sharci dejintu inay kala diraan Wasaarada Ciyaaraha oo ku fashilantay Sida uu Yidhi Dhamaystirka Tartankii Ciyaaraha ee Gobolada…

Read More

Saamaynta Isgaadhsiinta Casriga Ahi Ku Yeelatay Imtixaannaadka Shahaadiga Ah Ee Somaliland

Hargeysa, 3 June, 2016-(SDN/QJ): – Waxa Doraad la soo Gabogabeeyay Imtixaannaadka Shahaadiga ah ee Fasallada 8-aad ee Dugsiyada Dhexe iyo Fasallada Afraad ee Dugsiyada sare ee Somaliland, kaasi oo Dhowrkii Maalmood ee u dambeeya ka socday 190 Goobood oo loo asteeyay. Imtixaanka sanadka waxaa hadheeyay buuq iyo Qish badan, taasi oo ay sababtay Tiknoolajiyadda  oo…

Read More

Agaasimihii Hore Ee Cashuuraha Bariga Somaliland oo Ka Warbixyey Xaalad Cashuuraha Barriga Lixdii Bilood Ee Ina dhaafay

Hargeysa, 3 June, 2016-(SDN/QJ): – C/raxmaan  Jirbiir Cabsiiye  waa Agaasimihii hore ee cashuuraha Bariga Somaliland waxaanu wax ka weydiinay habsami u socodka miisaaniyad 2016 iyo halka ay marayso iyadoo la,galay lixdii bilood ee hore C/raxmaan oo arimahaasi ka waramayaa waxuu yidhi   Horta dakhigu waa uu wanaagsan yahay waana bil uu hoos u dhaco iyo…

Read More

SAWIRRO: Madaxweynaha Somalia iyo Xoghayaha Arimaha Dibada Britain oo ku Kulmay Muqdisho

Muqdisho,2,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah kula yeeshay Muqdisho Xoghayaha Arrimaha Dibadda dalka Britain, Philip Hammond oo maanta booqasho ku yimid Magaalada Muqdisho. Xasan Sheekh ayaa Wafdiga Britain uga warramay xaaladda Dalka, gaar ahaan dhinacyada Siyaasadda, Amniga, Dib-u-dhiska Ciidanka iyo Taageerada Dowladda Britain ee Somalia. Sidoo kale, Xoghayaha…

Read More

Hillary Clinton Oo Sheegtay Xilka Ay Odaygeeda U Magacaabi Doonto Haddii Ay Madaxweyne Noqoto

Washington,2,6,2016 (QJ/SDN) – Warbaahinta Maraykanka ayaa baahisay in murashxa xisbiga Dimuqraaddiga ah gudihiisa uga tartamaysa murashaxnimada madaxweyne ee dalka Maraykanka Hillary Clinton, haddii ay madaxweyne noqoto ay odaygeeda Bill Clinton u xil saari doonto shaqada ah soo noolaynta iyo kobcinta dhaqaalaha dalka Maraykanka. Hillary Clinton oo 15kii bishan May ka hadlaysay fagaare ka mid ah…

Read More

DAAWO: Weerarkii Hotel Ambasaddor Oo Lasoo Gabagabeeyay iyo Khasaarihii Ka Dhashay

Muqdisho,2,6,2016 (QJ/SDN) – Ciidamada dowladda Somalia ayaa sheegay inay soo af-jareen weerarkii Hotel Ambassador oo ay shalay weerareen xoogag ka tirsan Al-shabaab, waxaana weerarkaa ku dhintay 15-qof oo ay ku jiraan xildhibaan oo baarlamanka Somalia, iyadoo ay ku dhaawacmeen in ka badan 50-qof oo kale. Tan iyo xalay waxaa hoteelkaas ka dhacayay rasaas goos-goos ah,…

Read More

DAAWO: Dowladda Jabuuti Oo La Wareegtay Hoggaanka Hawl-galka Ciidanka AMISOM

Jabuuti,2,6,2016 (QJ/SDN) – Raysal wasaaraha dalka Jabuuti mudane Cabdiqaadir Kaamil Maxamed ayaa waxa uu sheegay in hoggaanka sare ee ciidamada Amisom ay la wareegtay dwoladda Jabuuti, waxaana kulan u arrintaasi ku shaacinaayay goob joog ka ahaa wasiirka gaashaan-dhigga dalkaasi Mudane Cali Xasan Bah-doon iyo saarkiisha ugu sar-saraysa ciidamada dalka Jabuuti. https://www.youtube.com/watch?v=sPJEsNjcm_g

Read More

Ismaaciil Buubaa Oo Siyaasiyan AArrin Taban Ku Tilmaamay In Somaliland Ka Qayb Gasho Tartanka Kubadda Cagta Ee Abkhazia

Hargeysa ,2,6,2016(QJ/SDN) – Siyaasiga caanka ah ee Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), ayaa siyaasiyan naqdiyay ka qayb galka ay Somaliland ka qayb gashay tartanka kubadda cagta ee wadamada aan la aqoonsan ee ka socda Abkhazia oo ka go’day dalka Georgia. Md. Buubaa ayaa qoraal kooban oo uu ku qoray barta uu ku leeyahay twitterka, wuxuu ku…

Read More