Xisbiga Waddani oo Sheegay in Beesha Bariga Burco Ku Hungowday Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Xisbiga Kulmiye oo Sheegay inaan Beeshaas Guurguurku dhaqan u ahayn
Burco 12.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa sheegay in Beesha Bariga Burco oo ka mid ahayd beelihii sida weyn taageerada ugu muujiyey Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ee wakhtigii doorashadii 2010-ka sida weyn u dhisay aanay helin abaalkii ay xukuumaddaasi KULMIYE ku lahaayeen deegaamada ay beeshu degtana si weyn saluug uga muuqdo…
