Amnesty International oo Sheegtay in Boqolaal Ruux lagu dilay Dibada baxyada ka socda Qaybo ka mid ah dalka Itoobiya

Addis Ababa, 9 August, 2016-(SDN/QJ): – Hay’adda xuquuqda aadanaha, Amnesty International , ayaa sheegeysa in ilo la aamini karo ay ka heshay in ilaa boqol ruux lagu dilay dibadbaxyada Itoobiya. Aaska meydadka ku dhintay rabshadihii dabayaaqadii toddobaadka, ayaa ka socda magaalada waqooyiga gableed Itoobiya ee Bahir Dar. Dibadbaxyada, ayaa ka dhacay gobolada Oromia iyo Amhara…

Read More

Madaxda Dhaqanka ee Gobolka Awdal oo soo Laba kacleeyay iyo Soo Jeedino hor leh oo ay u qadimeen Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

Boorama 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Hogaanka Dhaqanka ee Gobolka Awdal ayaa Madaxweynaha Somaliland ka Dalbaday in Saami qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiiladda ee uu Gacanta ku hayo uu ku Saleeyo Tabashadii ay Mudo dheer ka hor u Gudbiyeen oo ay Sheegeen inaanu ilaa iyo Hada ka Jawaabin. https://www.youtube.com/watch?v=bscKOOGiVIA

Read More

Xogo Tibaaxay Cududda Siyaasi Axmed Muumin Seed Kaga Gaashaaman Karo Siyaasiyiin Aan Hore Xisbiga Waxba U Gashan Oo Wakhti Dambe Isaga Dhawaaqay Hankooda Musharraxnimo

Hargaysa 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Kadib markii toddobaadkii hore Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI 1-da bisha Oktoobar u qoondeeyey maalinta uu qabsanayo shirkiisa Golaha Dhexe ee lagu dooran doono Musharraxiinta Madaxweyne iyo Madaxweyne Ku xigeen ee Xisbigaasi waxa isa soo taraya dareeno iyo indho gaar ah oo xisbiyada kale iyo guud ahaan shacabka Somaliland ku eegayo…

Read More

29 Jir Socdaal Uu Ku Maray 60 Dal, Ka Dib Ku dhawaaqay inuu Diinta Islaamka ku Biiray

Zimbabwe 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Afar sanadood ka hor waxa uu go’aansaday inuu ka baxo gurigiisa, rumeeyana riyadiisii ahayd inuu u socdaalo wadamada dunida, waxaana wadamada uu ku hamiyey ee uu maray ka mid ahaa waddamo Muslim ah oo ay ka mid yihiin Turkiga, Indonesia, Albania iyo Malaysia, waxaanu xogo iyo fariimo socdaalkiisan ku sabsan la…

Read More

HINDIYA: Kooxo Aaminsan In Lo’do Xurmo Leedahay Oo Dhaawacyo U Geystay Dad Iibiya Hilibka Lo’da

Delhi 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Ra’iisul wasaaraha Dalka Hindiya, Narendra Modi, ayaa dhalleeceeyay kooxaha isugu yeedhay inay difaacayaan Xoolaha, gaar ahaan Lo’da oo dadka Hindu-ga ah ay u arkaan inay xurmeysan tahay.   Modi, oo ah Hindu, wuxuu sheegay in dadka noocaas ah ay ka cadheysiinayaan, wuxuuna intaa raaciyay in weerar kasta oo ay qaadaan la…

Read More

Dadka Kenya oo La Sheegay in aanay Lahayn Hal abuur Ganacsi,Somaliduse Ma Dhaantaa?

Nairobi 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Khubaro ganacsi oo kusugan Kenya ayaa ganacsatada Kenya ku eedeeyay inaysan hal abuur lahayn oo shaqo ka dhigteen inay wax koobi gareyaan. Silas Nyanchwani  waxa uu sheegay in Nairobi ay ka Moolal iyo dukaamo badan tahay New York.   Timirtii horeba dab loo waa baa ka dhacday Kenya. Dukaamadii hore oo…

Read More

“Anigu waan bad baaday laakin walalkay dhawac yar baa gaadhay” Wasiirka Ciyaaraha Somalia

Muqdisho 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiir ka tirsan dawladda Federaalka Soomaaliya oo lagu magacaabo Maxamed C/laahi Xasan Nuux oo ah wasiirka Cayaraha Soomaaliya ayaa ka bad baaday weerar loo adeegsaday waxyaabaha qarxa xilli uu ka dukaamaysanayay waddada Maka Al-mukarama.   Wasiirka oo warbaahinta hadal siinayay wuxuu sheegay inuusan illaa iminka garanayn weerarka loo adeegsaday waxa uu…

Read More

Al-Shabab attacks Somali town west of Mogadishu: AMISOM

KAMPALA, Uganda: Somali extremist group Al-Shabab Saturday shelled residential areas in the town of Baidoa, west of the capital Mogadishu, hitting a hospital and likely causing casualties, the African Union (AU) peace keeping force AMISOM said in a Twitter post. The Al-Qaeda-allied group, which wants to topple Somalia’s Western-backed government and rule the country according…

Read More

Mareykanka oo taageero u muujiyay doorashooyinka Soomaaiya

Washington Aug 08, 2016(SDN/QJ)-Xoghayaha arrimaha dibedda ee dalka Mareykanka John Kerry ayaa sheegay in dalkiisu taageerayo doorashooyinka laalan ee dalka Soomaaliya. Doorashooyinka muadada la fillayay ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in dalkan ay ka qabsoonto dalka nabadiisu sugneyn. John Kerry ayaa warkiisa ku sheegay in Mareykanku gacan ka geysanayo nidaam dimuqraadiga oo sal leh in…

Read More

Maaxweynaha Galmudug oo dalka dib ugu soo noqday

Muqdisho Aug 08,2016(SDN/QJ)-Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa dalka dib uGu soo noqday ka dib safar caafimaad oo uu dalka India ku tegay. Madaxweynaha oo Muqdisho ka soo degay ayaa waxa dalka ku soo dhaweeyay Raiisul wasaaraha dawlada Federaalka Md Cumar C/rashiid Cali. Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweyna ka mahadceliyay Ayaan tafaasiil…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Laba Nin oo Sudan u dhashay u Gacan galisay Dalka Itoobiya

Hargaysa 08.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa waxay u gacan galisay dowladda dalka Itoobiya laba nin oo u dhashay dalka Suudaan. Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaana  u gacan galisay labadan nin dowladda Itoobiya taariikhdu markay ahayd 7August ee sanadkan – sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay Xarunta Xuquuqul Insaanka ee magaalada Hargeysa. Ma jiro war…

Read More

“Waxaan Cadaynayaa inuu Heshiiskii Maqan yahay,Waxa la inoo Keenayna aanu Heshiis ahayn,Cidii Sidaas ku qaadataa Waa Nin iyo Aakhiradiisa” Xildhibaan C.qaadir Jirde

Hargaysa 08.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan C.qaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa Bedka soo dhigay Mar uu Maanta ka qayb qaadayay Dooda Heshiiska DPW inuu Draft heshiiskani iska hor imanayo,Waxaanu intaas ku daray in Qabyo qoraalka la hor keenay golaha Wakiiladu uu Sheegayo inaanu ahayn Heshiiskii dhabta ahaa.

Read More

Mudane Garyaqaan ah oo Qaab Sharci u kala Dhigay Heshiiska ay Xukuumaddu ku Maalgelinayso Dekeda Berbera,Mad Madowga Ku Jira Iyo Dariiqada loo marayo Sixitaankiisa DAAWO

Hargaysa 08.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Ibraahin Jaamac Cali (Rayte) oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiillada ee Mucaaradka ayaa sheegay in Isagoo Tixraacaya Weedhihii Wasiirka Arrimaha Dibadu ka Jeediyay Golaha Wakiiladda in Heshiiska haatan Golahooda Hor yaala aanu ahayn Heshiis ee uu Yahay Siyaasad Qorshe ama Codsi Xukuumadu ku rabto in loo ogolaado Heshiiskaas.

Read More

“Heshiiskani Ma aha Kii Dhabta ahaa ee Golahani Ansixin Lahaa Kii Dhabtaa ahaa Wuu Qarsoon yahay ee Dib ha loo Celiyo,Wasiiraduna Way kala Hadleen” Xildhibaan Axmed Wayso Cade DAAWO

Hargaysa 08.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Wayso Cade oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiilada ugu Jira Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa sheegay in Gudidii Wasiirada ahaa ee Maalgelinta Dekeda berbera uu hadalkoodu is Khilaafsanaa Markii ay Hor yimaadeen Golaha Wakiiladda.

Read More

“Waxan ahay Ardaygii Reerka, Waxaana Wax i Baray Macallinkii Reerka oo Axmed Saleebaan Dafle ahaa, Ninka Muuse Biixi la yidhaahdaana…..” Wasiir Warancade

Hargaysa 08.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa markii ugu horraysay si furan uga hadlay sadarro taariikhdiisa hore ee noloshiisa ku jira oo la xidhiidha shaqooyin aanu inta badan afkiisa ka qiranin oo uu ka hayn jirey rajiimkii burburay ee Somaliya ee uu hogaaminayey Maxamed Siyaad Barre.   Wasiir…

Read More

“Waad Maqleyseen in Dawladdu Oggolaatay Heshiiska uu Hor-dhiciisu Hadda Bilaabmay, Mucdiisanna hadda ayaa la geli doonaa” Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

Hargaysa 08.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka arrimaha Shaqada iyo arrimaha Bulshada Somaliland Cali Maxamuud Axmed (Cali-Sandulle), ayaa u mahad-naqayo Siyaasiga Cali Khaliif Galaydh iyo Kooxda uu hoggaamiyo ee Khaatumo la baxday sida ay u aqbaleen inay wadahadal la furan dowladda Somaliland, isagoo sheegay in wadahadalkaas hordhiciisi bilaabmay, isla markaana mucdiisa maalmaha soo socda la guda-geli doono….

Read More