“Wasiiradu miyay wada socdeen Mise way kala socdeen? Su’aasha Lafo Gurka Wasiiradii Golaha Wakiiladda Hortagay

Hargaysa 08.Aug 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray ayaa Su’aal Geliyay Xubnihii Wasiirada ahaa ee ah Gudida Maalgalinta Dekeda Magaalada Berbera oo Markii ay hor tageen golaha Wakiilada u Muuqday kuwo aan Wax badan isku sii ogayn. Cali Guray ayaa qoraal uu ku faafiyey degalka Facebook…

Read More

Pakistan Qarax Xoogan oo Galaaftay Nolosha Qareeno Tiro Badan Iyo Heerka Khasaaruhu inta uu Gaadhsiisan yahay

Balochistan 08.Aug 2016 (SDN/QJ):- Qarax xooggan ayaa waxa uu maanta ka dhacay Cisbitaal ku yaalla magaalada Koonfurta Galbeed ee Pakistan ku taalla ee Quetta, halkaasi oo 60 qof ay ku dhinteen, Tiro intaas ka badana uu dhaawac ka soo Gaadhay. Dadka dhintay badankood ayaa ah garyaqaanno, sida ay sheegayaan warbixinno horudhac ah. Sarkaal sare oo…

Read More

Sheeko Qosol Badan Waxa kala qabsaday Guddoomiye Faysal Cali Waraabe iyo Weriye Saleebaan-Kalshaale!! DAAWO

Hargaysa 08.Aug 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayuu Waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya la yeeshay Weriye Saleebaan-Kalshaale oo Daaddihiya Banraamijka la yidhaahdo Xog-warran oo ah Toddobaadle ka baxa TV-ga Bulsho. Faysal Cali Waraabe ayaa si diidmo ka muuqato uga jawaabayo badi su’aalaha uu Weriyuhu weydiinayo, isla markaana…

Read More

Degdeg, Duuduub Iyo Dood: Sadex Aan Laysku Doorsan Oo Laysku doorsaday

Hargaysa 08.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Ibraahin Jaamac Cali (Rayte) oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiillada ee Mucaaradka iyo Xildhibaan Cabdillaahi-Balaaki oo ka tirsan Xisbiga Muxaafidka, ayaa ka dooday Heshiiska ay Xukuumadda Somaliland la gashay Shirkadda Imaaraadka Carabta laga leeyahay ee Dubai Ports World oo la filayo inay dhawaan la wareegto Maamulka Dekedda Berbera, kaasoo Guddi…

Read More

Laamaha Amaanka oo Xoriyadiisii u Celiyay Suldaan Cali Saleebaan oo loo xidhay Arrimaha Gobolka Saaxil

Hargaysa 08.Aug 2016 (SDN/QJ):- Laamaha Amaanka Somaliland, ayaa shalay Galab saldhiga dhexe ee Magaalada Hargeysa kasii daayay Suldaan Cali Saleebaan oo 10 cisho ku xidhnaa saldhigaas.   Suldaanka waxaa ay haayadaha amaanku ku eedeeyeen inuu waday qorshayaal lagu kicinayo shacabka degan Gobolka Saaxil kuwaasi oo aad uga soo horjeeday wareejinta Dekada Berbera.   Shacabka Degan…

Read More

Shir Beelaha Garxajis qabsanayaan oo la muddeeyey iyo Ujeeddadiisa la sharraxay Iyo Dareenada ku Meersan DAAWO

Hargaysa 08.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madax-dhaqameed, Wax-garad iyo Odayaal isaga kala yimi magaalooyinka Ceerigaabo, Burco iyo Hargeysa, ayaa Shir Jaraa’id ku qabteen magaalada Hargeysa, waxay ku sheegeen inay muddeeyeen Shirweyne ay Hargeysa ku yeelan doonaan Hal-doorka Beelaha Garxajis oo lagu qaban doono Hargeeysa.   Shirkan oo muddo qaban-qaabadiisu socotay, ayaa Madaxda Dhaqanka ee shirkaas jaraa’id  ka…

Read More

“Heshiiska Dekada Berbera Qofkii Muwaadin ah ee Ansixin waayaa Halkaasi haka baxo” Xildhibaan Nacnac oo Sheegay in Heshiiska Berbera ay ansixin doonaan DAAWO

Hargaysa 08.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaano ka tirsan golayaasha baarlamaanka ayaa ka hadlay qiimaha uu qarankan u leeyahay Heshiiska lagu balaadhinayo laguna casriyaynayo Dekedda caalamiga ah ee berbera. Xildhibaanan Saleebaan Cali Koore ,Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo si Wada Jir ah Warbaahinta Qarakanku Wax uga Weydiisay Faa’iidada Ku Jirta Heshiiska Shirkada DPW

Read More

Korodhka Shilalka Gaadiidka ee Gobolka Togdheer, Khasaaraha ka dhashay iyo Masuuliyiin ka hadlay DAAWO

Burco 08.Aug 2016 (SDN/QJ):- Shilalka Gaadiidka ee ka dhaca magaalada gobolka Togdheer, ayaa kordhay bilihii u dambeeyey, iyadoo Shilkii ugu dambeeyey uu dhacay Axaddii Shalay, kaasoo sababay dhimashada hal qof iyo dhaawaca afar ruux oo kale, sida uu xaqiijiyey Taliyaha qaybta Booliska gobolka Togdheer Axmed Maxamed Guutaale.   Shilka Baabuur ee Axaddii dhacay, ayaa ka…

Read More

Wadci Cusub oo Itoobiya ay Gashay,Qalaalaasaha Gudaha Iyo Doorka Kala Firidhka Qoomiyadaha

Addis Ababa 08.Aug 2016 (SDN/QJ):- Dibad baxyada ka socda magaalada Gondar ee ay degaan Qowmiyada Amxaarada ayaa la soo warinayaa in lagu dilay dad dhowr ah, markii isku dhacyo dhex mareen dibad baxayaasha iyo ciidamada booliska.   Ugu yaraan lix ruux ayaa lagu dilay dibad baxyada labadii maalmood ee la soo dhaafay ka socday magaalada…

Read More

Mucjisooyinka Eebbe; Gabadh U Dhalatay Dalka Tansania Oo Carabkeeda Wax Ku Qorta

Tanzania 08.Aug 2016 (SDN/QJ):- Waa arrin mucjiso ah oo soo jiidatey shucuubta caalamka iyo dhammaan warbaahinta adduunka oo dhan,gabadh dhallinyaro ah oo lagu magacaabo Wakonta Kapunda oo ku naafowday shil gaadhi, ayaa wax ku qorta carabka, iyadoo awood u leh inay carabkeeda u adeegsato isticmaalka teleefanka gacanta, sida wicitaanka teleefanada, derista fariimaha iyo inay ku…

Read More

GABILEY: Madax-dhaqameed Raalli-gelin Ka Bixiyey Hadallo Lagu Xajiimmeeyey Marwada Madaxweynaha

Gabiley, 7 August, 2016- (SDN/QJ): – Cuqaasha, Sallaadiinta  iyo madax dhaqameedka gobolka Gabiley ayaa raalli-gelin iyo xaal gole joog ah ka bixiyey hadallo wax lagaga sheegay Mas’uuliyiin ay kamid yihiin Marwada Madaxweynaha Somaliland Aamnina Sh. Maxamuud Jirde (weris) iyo Wasiirka wasaaradda Wershadaha Somaliland Md.  Shucayb Maxamed Muuse, kuwaas oo Ay ka soo yeedhay xubno sheegtay…

Read More

Gudoomiye Faysal Cali-Waraabe Oo Ugu Baaqay Madaxweynaha In La Soo Celiyo Kalsoonidii Hay’adaha Dawladda, Meeshana Laga Saaro Qabaa’ilka Iyo Qoomiyadaha Siyaasiyiintu Ku Shaqaystaan

Hargaysa 07,Aug 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa ku baaqay in la soo saaro sharci lagu tirtirayo guddiyada qabaa’ilka iyo shirarka beelaha ee dib ugu celinaya dalka meel uu beri hore ka gudbay. Guddoomiye Faysal Cali-waraabe oo khudbad ka jeediyey shir uu xisbigiisu ku qabsaday magaalada Hargeysa, waxa uu…

Read More

“Xukuumadda Somaliland waxa waajib ku ah inay abuurto garoonkii loo sinnaa ee lagu tartami lahaa (doorashooyinka). Lama aqbali karo, lamana qaadan karo in…” Gudoomiye Cirro

Hargaysa 07,Aug 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland iyo xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka digay in xisbul-xaakimka KULMIYE oo keliya loogu shaqeeyo hantida ka dhexaysa qaranka.   Md. Cirro oo hadal ka jeediyey xaflad caasimadda Hargeysa loogu sameeyey taageerayaal ku biiray xisbigiisa WADDANI shalay, waxa kaloo uu…

Read More

Golaha Wakiiladda: Qaar ka mid ah Su’aalaha lagu Karbaashay Guddiga Heshiiska Dekedda & Jawaabaha Is dhaafka ah ee Xubnihii Wasiirad ahaa DAAWO

Hargaysa 07,Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaanno ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa qaawiyey Qoraalka ay Wasiirro Xukuumadda ka tirsan oo Guddiga hirgelinta heshiiska wareejinta Dekedda Berbera u xilsaaran oo Sabtidii Shalay Golaha Wakiillada hor-geeyey Qoraal warbixin ah oo ay ka diyaariyeen heshiiska Qabyada ah ee u dhexeeyay Xukuumadda Somaliland Iyo Shirkada Imaaraadka Laga Leeyahay ee…

Read More

Bannaanbax looga soo horjeedo Shirka Caynabo oo laga Iclaamiyay Buuhoodle & Dareenka Bulshada DAAWO

Buuhoodle 07,Aug 2016 (SDN/QJ):- Golaha deegaanka ee Khaatumo ee fadhigoodu yahay magaalada Buuhoodle ee gobolka Cayn ayaa ku baaqay mudaaharaad ka dhan ah koox wasiiro Khaatumo ka tirsan oo booqday magaalada Caynabo .   Guddoomiyaha golaha deegaanka Khaatumo oo warbaahinta la hadlayay ayaa ku baaqay in la isugu yimaado garoonka kubadda cagta ee Xabado ee…

Read More

“Golahaasi wuxuu ansixiyo ayaa sharci ah, haduu diidana waa gaar oo waxba la wadi maayo, hadaa taageertaan kaas ayuubaa sharci ah” Wasiirka Madaxtooyadda DAAWO

Hargaysa 07,Aug 2016 (SDN/QJ):- Xubnihii golaha wasiirada ahaa ee xukuumadda u xilka saarnaa heshiiska Dekeda Berbera ee DP World ay dhawaan kala saxeexdeen Somaliland iyo Shirkadaasi ayaa hortegay golaha wakiilada, kana jeediyey warbixin daaha ka fayday tuhuno badan oo shacbiga iyo xildhibaanadu ay ka qabeen nooca heshiiska kiraynta dekeda Berbera. Waxaana si mug iyo miisaanleh…

Read More