Xukuumadda oo Maanta Golaha Wakiiladda Hor gaysay Heshiiskii Shirkada DPW & Xukuumadda DAAWO

Hargaysa 06.July 2016 (SDN/QJ):-Wasaairka Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Dr sacad cali Shire iyo wasiirka Madaxtooyada Md Maxamuud xaashi Cabdi oo ka mid ahaa gudigii saxiixay heshiiskii qabyada ahaa ee Dekedda Berbera oo hadal dheer ayaa dhinacyo badan taabanaaya mudanayaasha golaha wakiilada ugu sharaxay heshiiskii Somaliland la gashay Shirkada laga leeyahay Dalka imaaraatka Carabta ee Dubai…

Read More

DAAWO: Sheekh Aadan-Siiro Oo Ka Hadlay Shir Lid Ku Ah Qarannimada Somaliland Oo Hargeysa Lagu Qabtay

Hargaysa 06.July 2016 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddiisii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Hay’ad ka mid ah Kuwa Qaramada Midoobay oo la sheegay inay Dhawaan Magaalada Hargeysa ku qabatay Kulan Lid ku ah Qaranimada Somaliland. Sheekh Aadan-Siiro waxa kale oo uu ku baaqay in laga qayb-qaato dib u dhis lagu samaynayo…

Read More

Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada oo Sheegay in Heshiiska DPW uu Yahay Kii ay Diideen Xiligii uu Wasiirka ahaa,Halkuu Marayaa Wada hadalkii u Socday iyaga iyo Waddani

Hargaysa 06.July 2016 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan  ayaa ka hadlay heshiiska lagu maal-galinayo dekeda Berbera iyo wadda hadaladii ay kula jireen xisbiyada mucaaridka ah ee Waddani Iyo Ucid. Xirsi Cali Xaaji Xasan oo waraysi gaar ah siiyey wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka hadlay kala duwanaanshaha ka muuqda…

Read More

Addis Ababa oo Saaka Mudaharaad ku Waaberisatay,Calanka Itoobiya oo dhulka la dhigay Iyo Tiro dad ah oo Xabsiyada lagu Guray

Addis Ababa 06.July 2016 (SDN/QJ):-Booliiska magaalada Addis Ababa ayaa kala eryay dad mudaaharaadayay waxayna xireen tiro ka mid ah. Dadkaasi waxay ku isu soo baxeen fagaaraha ugu wayn magaalada. Tiro dad ah ayaa iyagana dhaawacmay kaddib markii ay booliisku garaaceen. Wadooyinka waawayn ee soo gala fagaarahaas waxaajid gooyooyin dhigtay booliiska faderaalka oo aad u hubaysan….

Read More

Xildhibaan Maxamed Saalax Cige oo Dhaliil Xoogan u soo Jeediyey Siyaasada Arrimaha Dibada

Hargaysa 06.July 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Saalax Cige oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada somaliland kana tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadlay heerka ay marayso siyaasada arimaha dibada somaliland. Xildhibaan Maxamed Saalax Cige oo waraysi gaar ah siiyey wargeyska Geeska Afrika ayaa isbar bardhig ku sameeyey siyaasada arimaha dibada ee xukuumadii…

Read More

Saraakiil Sare Oo Ka Socda Imaaraadka Carabta Ayaa Maalmihii U Dambeeyey Ku Sugan Somaliland Iyadoo Ujeeddada Socdaalkooduna Ku Qotonta Dhego-dhegaynta Iyo Xuraanka Arrimaha Heshiiska Dekeda Berbera iyo DP World

Hargaysa 06.July 2016 (SDN/QJ):-Warar lagu kalsoon yahay oo aanu ka helnay wefti Imaaraati ah oo ku sugan Somaliland ayaa sheegaya inay dalka ku sugan yihiin khuburo kala duwan oo isugu jira laamaha kala duwan ee dalkaasi u qaabilsan arrimaha dibeda iyo heshiisyada Caalamiga ah ee ay la gelayaan wadamada kala duwan, kuwaasoo dalka u jooga…

Read More

Xaflad Balaadhan oo uu Xilkii Kula wareegay Gudoomiyaha Cusub ee Ururka Jaaliyada Somaliland ee Wax ka bartay Dalka Malaysia

Hargaysa 06.July 2016 (SDN/QJ):-Xaflada xilwareejinta urur ka ardayda iyo jaaliyada Somaliland ee Malaysia oo ka dhacday dalka Malaysia gaar ahaan caasimadiisa kuala lumpur. Halkaas oo gudoomiyihii hore, (Eng. Mohamed Ibrahim Aden) ku wareejiyay gudoomiyaha cusub ee (Nuradin Ibrahim Hassan) wareejintii Gudoomiyaha ardayda iyo Jaaliyada dhalinyarada Somaliland oo xilka ku wareejiyey Gudoomiyaha cusub ee la doortay…

Read More

HARGEYSA: Aamina Xirsi Mooge oo Ganacsigeegu Caan ka yahay Afrika oo la Soo dhaweeyay

Hargaysa 06.July 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaarada Deegaanka iyo Horumarinta reer-Miyiga Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa maanta si balaadhan ugu soo dhoweysay madaarka caalamiga ee Cigaal Marwo Aamina Xirsi Mooge, oo booqasho ku timi dalka. Marwo Aamina Xirsi Mooge oo ah haweenay maalqabeen ah u dhalatay Somaliland, isla markaana degan wadanka Ugandha, oo caan ah dhamaan…

Read More

“Waanu la xidhiidhaynaa Ra’ila Odinga oo Martiqaad ayaanu u fidinaynaa” Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland DAAWO

Hargaysa 05.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa sheegay inay ka xukuumad ahaan soo dhawaynayaan hadal dhawaan kasoo yeedhay raysal wasaarihii hore ee dalka Kenya hadana ah hogaamiyaha isbahaysiga dalka Kenya ee CORD mudane Raila Odinga oo uu ku taageerayo qadiyada jamhuuriyada Somaliland. Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland waxaa uu sheegay…

Read More

”Waxaan Taageero weyn u hayaa in Somaliland Hesho Aqoonsi Buuxa,Waxaan Si Buuxda u Cadaynayaa in La Gaadhay Xiligii” Raysal Wasaarihii Hore ee Kenya Raila Odinga DAAWO

London 05.July 2016 (SDN/QJ):- Raysal Wasaarihii hore ee Dalka Kenya Rayla Odinga ayaa Beesha Caalamka ugu Baaqay inay Somaliland lagu aqoonsado Guulaha Horumar ee ay Gaadhay Isagoo hadalkan ka jeediyey Machadka Daraasaadka Caalamiga ah ee Chatham House ee Magaalada Lonodon. Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee ugu faraha kulul,uguna codka dheer dalka Kenya Mr.Raila Odinga ayaa…

Read More

Muuqaal Lagu Baahiyey Internet-ka Oo Indhaha Dadweynaha Ku Jeediyey Nin 20 Sano Geed Ugu Silsiladeysnaa Xanuun Dhimirka DAAWO

Burco, 5 August, 2016-(SDN/QJ) – Cabdillaahi Aadan Dhego-soog Maxamed oo ah Nin Xanuunka Dhimirka qabay Muddo ka badan 20 Sannadood isla-markaana ku silsiladeysnaa Geed ku yaalla Magaalada Burco, ayaa waxa u kacay Dadweynaha Kheyrka jecel, ka dib markii uu Dhibaatada haysata soo bandhigay Weriye Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon oo caan ku ah soo bandhigidda Dadka…

Read More

Madaxda Dhaqanka Gobolka AWDAL Oo Nidar Ku Maray In Aanay Baarlamaanka Fadhiisanayn Xitaa Haddii Loo Kordhiyo Kuraasta Golaha Wakiillada Somaliland

Borama, 5 August, 2016-(SDN/QJ) – Suldaan Cabdiraxmaan Jaamac Dhawal oo ah Guddoomiyaha Madax-dhaqameedka Beelaha Samaroon, ayaa ka hadlay Muranka ka taagan Saami-qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiillada Somaliland, waxaanu naqdiyey dhawaaq Xisbiyada Qaranku ku sheegeen inay Taageerayaan Go’aanka uu Madaxweynuhu ka saari doono Muranka ka taagan Saami-qaybsiga Golaha Wakiillada. Suldaan Dhawal oo Shalay Shir-jaraa’id ku qabtay Magaalada…

Read More

“Somaliland Waxa Ka Jira Koox Xukuumadda Ku Jirta Oo Maalintii 7 Goor Qadeeya, Koox Shaxaad Badan, Koox Wadaaddo Ah Oo Laba Laba Xaas Leh..” Siyaasi Yuusuf Budle

Washington , 5 August, 2016-(SDN/QJ): – Yuusuf Budle oo ah Siyaasi Reer Somaliland ah oo ku nool Dalka Maraykanka, isla-markaana dhawaan Safar ku yimid Hargeysa ayaa qoraal dheer kaga sheekeeyay Kooxo kala aragti duwan oo uu sheegay inay Somaliland ku nool yihiin, isagoo koox walba hab-dhaqankeeda si gaar ah u faaqiday. Kooxahan oo uu tiradooda…

Read More

Qofkii Labaad ee Ka Danbeeyay Weerarkii Lagu Qaaday Madaarka Diyaaradaha ee Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho Iyo Waraysi lala Yeeshay Ka Hor Qaraxa DHAGAYSO

Muqdisho 05.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Dhawaan Magaalada Muqdisho ka dhacay Laba Weerar is Qarxin oo laga kala fuliyey Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cade iyo Xerada Ciidamada Amisom ee Afisyoone. Weerarkan Waxaa Mid ka mid ah Fuliyey Xildhibaan Hore oo Baarlamank Somalia Soo Maray oo lagu magacaabi Jiray Saalax Bad baado,Kaas oo Bartilmaameedkiisu ahaa Xerada Afisyoone….

Read More