Ma Dhabbaa In Maareeye Cali Xoorxoor Ka Diiday Wasiirka Madaxtooyadda Inuu Saxeexo Qoraal Muujinaya In Shaqaaluhu Ku Kalsoon Yihiin Heshiiska?
Hargaysa 04.Aug 2016 ((SDN/QJ):-Xubno Wasiirro ah oo ka tirsan Guddiga dhinaca Xukuumadda Somaliland u qaabbilsan hirgelinta Heshiiska wareejinta Dekedda Berbera oo Berbera u tegay dejinta xaaladda Shaqaalaha Muruq maalka ah ee Dekedda Berbera ayaa la sheegay inaan weli xal laga gaadhin arrintaa, isla markaana weftigii wasiirada ahaa ay shalay dib ugu soo laabtay Hargeysa. Wasiirka…
