Soomaalida oo laga Qaxooti batay iyo wadamo Nabad ah oo Yurub ku soo Qul Qulaya !! DAAWO
Roma 13.Sep 2016 (SDN/QJ):-Wadamo badan oo ku yaala Qaarada Yurub ayaa waxa ay quus ka taagan yihiin Qaxooti aad u fara badan oo wadamadooda aanay wax dagaalo ah ka socon marka laga reebo arimo dhaqaalo daro iyo shaqo la´aan awgeed . Xiliyadii hore Qaarada Yurub waxaa ku soo qul quli jiray dad ka soo jeeda…
