Maxaa Sababay In La Yareeyo Furrista Albaabka Kacbadda Barakaysan?
Hargaysa 16.Sep 2016 (SDN/QJ):-Qof kasta oo Muslim ahi waxa uu jecelyahay oo uu illaahay ka baryaa inuu waafajiyo sidii uu soo gudan lahaa waajibka diiniga ah ee xajka, waxaanu qof kasta oo Muslim ahi illaahay ka baryaa inuu gaadho oo uu taabto kacbadda. Haddaba, baryihii hore waxa la furri jiray albaabka kacbada laba jeer…
