Nuxurka Khudbad Sarkaal Sucuudi Ahi Ka Jeediyey Xarun Daraasaadka Istaraatiijiga Ah Kulan Ka Dhacay Israel Iyo Qorshayaashii Kulankaa Lagaga Hadlay Oo Durba Muuqda
Hargaysa 15.Sep 2016 (SDN/QJ):- Sannadkii 2015 ayay ahayd markii Sarreeye Guuto Janaraal Anwar Al Cishqi oo ah janaraal Hawl-gab ah oo sucuudiyaan ahi khudbad sir ahayd balse markii dambe warbaahintu heshay uu ka jeediyey kulan ay soo abaabushay Xarunta Daraasaadka xidhiidhka Arrimaha dibadda ee Caalamiga ah ee lagu magacaabo Council on Foreign Relations oo Maraykan…
