Madaxweyne Siilaanyo oo uu Weheliyo Gudoomiye Muuse Biixi oo u Socdaali Doona Ingiriiska
Hargaysa 10.Sep 2016 (SDN/QJ):-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa la filayaa inuu maalmaha ka dambeeya Ciidda socdaal ugu ambo baxo dalka Ingiriiska. Sidaas waxa Geeska Afrika u xaqiijiyay ilo xogogaala. Madaxweyne Siilaanyo ayaa socdaalkiisa lagu sheegay mid gaar ah sidii socdaalkiisii u dambeeyay ee dalka Turkiga. Madaxweynaha waxa la filayaa inuu safarkiisa ku weheliyo guddoomiyaha iyo…
