Weriyeyaasha ka hawlgala Kenya oo Muddaharaad ka dhigay Nairobi iyo Nuxurka Cabashadooda

Nairobi 08.Sep 2016 (SDN/QJ):-Weriyayaasha ka hawlgala Warbaahinta kala duwan ee waddanka Kenya, ayaa Bannaan-bax cabasho ah ka sameeyey Maanta Caasimadda dalkaas ee Nairobi, waxaanay ka cabanayaan Khatar badan oo ay sheegeen in ay soo food-saartay hawshooda.   Dhawr Weriye, ayaa sannadkii lasoo dhaafay Kenya ugu dhintay xaalado aan sharraxaad laga bixinin dalka Kenya. Xilli dambe…

Read More

Arabsiyo: Xisbiga Kulmiye oo ka Daba Raray Xisbiga Waddani iyo Weriye Caan ah oo Taageero u Muujiyey Xisbiga Kulmiye DAAWO

Arabsiyo 08.Sep 2016 (SDN/QJ):- Sadex Cisho ka Hor Markii Xisbiga Waddani uu Ku Qaabilay Degmada Arabsiyo Xubno ka Mid ah Isbedel doonka ka soo Digo rogtay Xisbiga Kulmiye ayaa Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed Iyo Mas’uuliyiin kale Waxay Maanta  ka qayb galeen Xaflad lagu dardar gelinayay Xafiiska Xisbiga Kulmiye ee…

Read More

“Malaha Waxa haboonayd inuu Faysal Cali Waraabe isaga biro Xisbiga KULMIYE,Dacwadii Maxkamada Saree e Xisbiga Ucidna Waa La Mudeeyay” Murashax Jamaal Cali Xuseen DAAWO

Hargaysa 08.Sep 2016 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa waxa uu kula taliyay Guddoomiye Faysal Cali Waraabe inuu isaga biiro Xisbiga Xukuumiga ah ee KULMIYE, isla markaana uu dhibta ka daayo Xisbiga UCID. https://www.youtube.com/watch?v=yWLMMUrDcGE

Read More

Weftigii Somaliland Ee Ku Sugnaa Isu-tagga Imaaraadka Carabta Ayaa La Kulmay Boqorka Raysal Khayma Xukuma, Sheikh Saud Bin Saqr Al Qaasim DAAWO

Raysal Khayma 08.Sep 2016 (SDN/QJ):-Weftigii Jamhuuriyadda Somaliland, kuna sugnaa Dubai, ayaa martiqaad rasmi ah ka helay boqorka xukuma Raysal Khayma oo kulan balaadhan la yeeshay weftigii Somaliland ee halkaa u joogay meelmarinta heshiiskii taariikhiga ahaa ee ay kala saxeexdeen 05/09/2016, Somaliland iyo Shirkada DP World, weftigaasi oo ka kooban Wasiirada Arrimaha Dibeda, Qorshaynta Qaranka, madaxtooyada,…

Read More

Ugaaska Guud Ee SAMAROON Oo Ku Baaqay Wada-hadallo Laga Yeesho Muranka Dhuleed Ee Waqooyiga Hargeysa DAAWO

Ottowa, 8 September, 2016-(SDN/QJ): – Ugaaska Guud ee Beelaha Samaroon Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi, ayaa ku baaqay Wada-hadallo Guud oo laga yeesho Muranka Dhuleed ee ka taagan Lixda Goobood ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa, si loo baajiyo Colaad sokeeye oo ka qarxa halkaasi. Ugaaska oo ka hadlayey Kulan uu Qurba-joogta Beelaha Samaroon ee Kanada…

Read More

Xukuumada Somaliland oo Xabsiga dhigtay Gudoomiye Ku Xigeenkii Ururka Solja

Hargaysa 08.Sep 2016 (SDN/QJ):-Ciidamada booliska Gobolka Togdheer ayaa xabsiga u taxaabay galabta Guddoomiye Kuxigeenka Ururka SOLJA Weriye Keyse Axmed Digaale, kadib markii laga soo qabtay gurigiisa oo uu wkahtigaa ku sugnaa.   Ma jiro war rasmiya oo ka soo baxay Ciidamada booliska Somaliland oo la xidhiidha Xadhiga Weriyaha  iyo sababta loo soo xidhay. Hasayeeshe waxa…

Read More

Shirka Madasha Hoggaanka Qaranka oo maalintii labaad si habsami leh uga socda Muqdisho

Muqdisho, 8 September 2016 (SDN/QJ) Shirka Madasha Hoggaanka Qaranka ayaa maalintii labaad si habsami leh uga socda Xarunta Madaxtooyada ee magaalada Muqdisho. Shirkan oo uu shir guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxaa ka qeybgalaya Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka, Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari, Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke, Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka, Mudane…

Read More

Maxay Tilmaamaysaa Bisha Cad Ee Ka Dhex Muuqata Cidiyaha Faraha Ee Dadka Qaarkood ?

Hargaysa 08.Sep 2016 (SDN/QJ):-Waxa aynu inta badan aragnaa dad fartood ay ka soo dhex baxdo bil cad, gaar ahaan farta aynu soomaali ahaan u naqaano Murdisada iyada oo ciddiyaha dadka qaar markaad u fiirsato aad ku arkayso bil cad oo ku dhex samaysantay. Haddaba maxay ka turjumaysaa bisha ka dhex muuqataa fartaasi?   Cilmiyan waxa…

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha Iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar-Ilkood ‘’Maalintii Noloshayda Bedeshay’’ Kala Soco Qurbejoog DAAWO

Hargaysa 07.Sep 2016 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

Read More

Hay’adaha Warbaahinta Dunidda oo Iftiimisay Ahmiyadda Heshiiska Horumarinta Dekadda Berbera Ee ay Wada Galeen Somaliland & DP World

Dubai 07.Sep 2016 (SDN/QJ):-Shirkadda DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka carabta, ayaa sheegtay inay Isniintii qalinka ku duugeen heshiis rasmi ah oo lagu casriyaynayo dekadda Berbera oo ay la gashay dawladda Jamhuuriyadda Somaliland. Wargeyska weyn ee caanka ah ee  The World Street , ayaa warbixin dheer ka qoray heshiiskan iyo ahmiyadiisa, waxaanay u qornayd…

Read More