“Naga Baxa Siilaanyo iyo Somaliland Midna Ma Doonayno” – Dadweynaha Laascaanood oo ka gadooday dilal is daba joog ah oo ay ku eedeeyeen Ciidamada Dawladda & Baaxada Khasaarihii Shalay dhacay DAAWO
Laascaanood 05.Sep 2016 (SDN/QJ):- Saddex Qof ayaa inta la xaqiijiyey ku nafwaayey, Lix Ruux oo kalena way ku dhaawacmeen Isku-dhac ama iska-hor-imaad magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool Shalay ku dhex-maray Ciidammada Booliska Somaliland iyo Shacabka Magaaladaas oo ka gedooday Dilka Askari Booliska ka tirsanaa oo Askari kale dilay. Dadka ku dhintay Rabshadahaas, ayaa laba…
