Waxaa Bushaaro naga ah in Dhalinyarta Jaamacadaha Ka Baxday Intooda Badani Heli Doonaan Fursado Shaqo
Hargaysa 07.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wasiirul Dawlaha Wasaarada waxbarashada oo Ka hadlay Xafladii Qallin-jabinta Jaamacada Adis-ababa University Oo Ka Dhacday huteel Maansoor Ee Magaalada Hargaysa, Wasiirul Dawlahu Waxa Uu sheegay In Maalmihii u dambeeyey Dhalinyartii ugu tira badnay oo qalin jabinayeen, Waxaanu Sheegay in tayada loo baahan yahay jaamacadaha si loo gaadho istaanderka caalamiga, Sidoo kale…
