Qaraar Kasoo Baxay Baarlamanka Yurub Oo Digniin Kulul Loogu Jeediyay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele Oo Sida Lagu Sheegay Warbixintan Ku Kacay Xadgudubyo Badan
Djibouti 03.Sep 2016 (SDN/QJ):-Baarlamaanka Midawga Yurub, Iyada oo la eegayo qaraaradii hore ee aanu ka soo saaray Wadanka Djibouti, siiba kuwii soo baxay July 2013-kii ee ku saabsanaa xaalada Djibouti iyo 15/1/2009-kii ee ku saabsanaa xaaladda Geeska Africa. Iyada oo la eegayo wada shaqeynta siyaasadeed e ka dhaxeysa Midawga Yurub iyo Gobolka Geeska Africa ee ku salaysan…
