Burco: Xildhibaan Kulmiye Ah Oo Maayarka Burco Ku Caddeeyey Eedihii Layaabka Lahaa Ee Uu Muuse Biixi Ku Tilmaamay Dagaal Ooge Haddii Uu Talada Yimaad Umaddu Dib U Qixi Doonto
Burco 25.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdirisaaq Aar oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Deegaanka Burco ayaa si ba’an u dhaliilay Maayarka Magaaladaasi Burco Mr. Muraad oo uu ku tilaamay shakhsi ka been sheegay muddo 24 saacadood ah wixii fagaarayaasha kaga khudbadeeyey isaga oo Xildhibaanku Maayarka ku tilaamay nin ku asqoobay hawlihii qaranka loo igmaday sidoo…
