“Caruurteyda Ayay Igu Hor Dileen, Waxay I Xasuusiyeen Beesha Aan Ka Soo Jeedo..” Aabbo Cismaan Cumar
Gaalkacyo, 26 October 2016 (SDN/QJ):- Dagaallada u dhexeeya Maamullada Puntlnad iyo Galmudug oo toddobaadyadii u dambeeyey ka socday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, ayaa ay sii kordhayaan dhibaatooyinka iyo tacaddiyada ula-kaca ah ee loo geysanayo dadka Shacabka ah ee aan waxba galabsan, balse wax u eeg isir-gumaad lagula kacayo, sida uu Saxaafadda deegaankaas u…
