Madaxweyne Yaxye Jammeh oo wax ka badalay Go’aankiisii hore kadib markii xaalada ku adkaatay
Gambia 21. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha looga guuleestay Doorashadii ka dhacday dalka Gambia Yaxye Jammeh ayaa shaaca ka qaaday in uu wax ka badalay go;aankiisii hore , waxa uuna hada aqbalay in uu xilka isaga dego kuna wareejiyo Madaxweynaha la doortay Adama Barrow. Yaxye Jammeh oo xalay Telefishinka qaranka dalkaasi shacabka khudbad uga jeediyay ayaa sheegay…
