Puntland oo Sheegtay inay Maxkamad la Tiigsanayso Wiilal Kufsi-wadareed kula kacay Gabadho Gashaantimo ah DAAWO
Gal-dogob 18. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda Cadaaladda Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa sheegtay in sharciga la marsiin doono dhalinyaro gaadhaya Lix Wiil oo lagu eedeeyay inay Kufsi laba Gabdhood ugu wada geysteen duleedka degmada Goldogob ee Gobolka Mudug ee Puntland, isla markaana mid ka mid ah Labada Gabdhood ay Muuqaalladeedii ku baahiyeen Baraha Bulshadu ku…
