Shan Aragtiyood Oo Afrika Ay Ka Qabto Madaxweynaha Xilka Maraykanka Loo Dhaariyay Ee Trump
Washington 22. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Donald Trump waxaa loo dhaariyay madaxtooyada Maraykanka isagoo sheegay inuu wax weyn ka bedeli doona sida dalkiisu ula dhaqmo dunida inteeda kale. Hadaba talaabadani siday u saamayn doontaa xidhiidhka Washington iyo Afrika? Koonfur Afrika Koonfur Afrika waxay dedaal dheer u gashay sidii ay isaga dhigi lahayd dal aan deeq u baahnayn…
