Madaxweynaha la Doortay ee Dalka Maraykanka Donald Trump oo Maanta La Wareegaya Xil hayntiisa Afar Sanno & Lix arrimood oo Ku Saabsan Dhaarintiisa

Washington 20. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Goobta isha lagu hayn doonaa waa US Capitol oo ah goobta uu Trump sida rasmiga ah ugala wareegi doono Barack Obama madaxtinimada dalka iyo Aqalka Cadba. Halkan hoose ayaan ku faahfaahinaynaa habka kala wereegga awooddu u dhici doonto.Boqolaal kun o qof ayaa la filayaa in ay ku soo xoomaan Washington…

Read More

Barack Obama oo qabtay shirkiisii Jaraa’iid ee ugu danbeeyey Digniina u diray Trump

Washington 20. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama ayaa qabtay shirkiisii Jaraa’iid ee ugu danbeeyey isaga oo Madaxweyne, waxa uuna shirkan jaraa’id uga hadlay arimo badan oo muhiim ah ay ku jirto waxii uu soo qabtay intii uu xilka hayay.   Brack Obama ayaa lagu wadaa in Maanta oo Jimce ah uu Ka…

Read More

Nabad Sugida oo soo bandhigtay Lacago Dollar Faalso oo Muqdisho lagu sameenayay SAWIRO

Muqdisho 20. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Ciidanka Hay’ada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa xalay howlgal ay ka sameeyeen Degmada Waabari ee gobolka Banaadir waxa ay kusoo qabteen Lix qof oo ku hoolanaa sameynta lacago dollar faalso ah.   Howlgalka ay Ciidanka Nabad sugida ka sameeyeen Degmada Waabari ayey kusoo qabteen lix qof iyo makiinado…

Read More

Dilla: Guddoomiyihii Degmada oo ka Dul Ooyay Qoys Laba Tiro oo Xoolo ah ay uga Hadheen Saddex Neef iyo Duruufta Bulshada Abaareysan oo Laga Dayriyay

Dilla 20. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha degmada Dilla ee gobolka Awdal,  Ibraahim Cabdi Xaaji,  ayaa si weyn uga dayriyay xaaladda nololeed ee ay ku sugan yihiin dadka soo guurtada ah ee abaaraha darteed u hayaamay deegaannada hoos yimaada degmada Dilla.   Guddoomiyuhu waxa uu sheegay in dadkii soo guurtada ahaa ay ka baxeen xoolihii ay…

Read More

Adama Barrow oo Madaxweyne loo dhaariyey & Milateriga Senegal oo galay Gambia

Dakar 20. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha cusub ee dalla Gambia, Adama Barrow ayaa lagu dhaariyay safaarada Gambia ku leedahay magaalada Dakar ee Senegal Xalay Fiidkii.   Mr. Barrow ayaa khudbad uu jeediyey dhaartiisa ka dib waxaa uu ka codsaday urur goboleedka Galbeedka Afrika ee ECOWAS iyo Qaramada Midoobay inay taageeraan waxa ay doonayaan dadka reer…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Kulan Muhiim ah la yeeshay Saddexda Gudoomiye-Musharrax ee Xisbiyada iyo Komishanka Doorashooyinka Qaranka

Hargaysa 19. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha JSL mudane Axmed Maxamed Silanyo ayaa maanta (19.01.2017) kulan muhiim ah la yeeshay Saddexda Gudoomiye-Musharrax ee Xisbiyada iyo todobada Xubnood ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka. Kulankaasi oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada, dhanka Xukuumada, waxa Madaxweynaha ku wehelinayey M/weynu-ku-xigeenka, Wasiirka iyo Wasiiru-Dawlaha Madaxtooyada, Afhayeenka iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha.   Kulankan…

Read More

Siyaasi Cali Sanyare oo Sadex Bilood Safar ugu Maqnaa Dalka Maraykanka oo Hargaysa Ku Soo Laabtay & Hawlo u Hirgalay oo uu ka Warbixiyey DAAWO

Hargaysa 19. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Maxamud Cali Sanyare oo ka Mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo in Mudo ah Safar ugu Maqnaa Dalka Maraykanka iyo Dalal kale oo ka tirsan Qaarada Yurub ayaa Maanta dalka dib ugu Soo Laabtay . https://www.youtube.com/watch?v=Sa13zWc42X4

Read More

Gudoomiye Muuse Biixi oo Buriyey Hadal uu Hore u Yidhi Kaas oo uu Sheegay in Si Khaldan loo Turjumay DAAWO

Hargaysa 19. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa meesha ka saaray macnaha loo sameeyey hadal uu dhawaan kaga hadlay muranka ka jira abaarta ka taagan dalka iyo qabashada doorashada Madaxtooyada ee isku beegmay, kaasi oo qaab munaafaqad ah loo jarjaray la baahiyey. Guddoomiye Muuse Biixi…

Read More

Dawlada Ingiriiska oo Ka Jawaabtay Codsi ay Somaliland Ku Dalbatay inay Xubin Goob Jooge Ku Yeelato Ururka Barwaaqo Sooranka Ingiriiska

London 19. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay inaanay Somaliland xubin goob-jooge ku yeelan karin ururka barwaaqo sooranka. Xildhibaan Andrew Rosindell oo ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska ayaa fadhigii shalay ee baarlamaanka Ingiriiska, wasiirul dawlaha xoghayaha arrimaha dibadda iyo barwaaqo sooranka Mr. Tobias Ellwood, weydiiyay su’aal  nuxurkeedu ahaa mawqifka dawladda Ingiriiska ee in Somaliland kursi goob-jooge ku…

Read More

Madaxtooyada Somaliland oo Daboolka Ka Qaaday in Doorashada Madaxtooyadu Xiligeedii Ku Dhacayn DAAWO

Hargaysa 19. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Kulan sadex geesood ah oo maanta ka dhacay qasriga Madatooyada ee JS lee Magalaada Hargaysa ayaa Madaxweyn aha JSL waxa uu kula kulmay Hogaanka sadexda xisbi qaran iyo Gudiga Doorashooyinka Qaranka ayaa lagu shaaciyey in Doorashada Madaxtooyadu aanay ku qabsoomayn xiligii hore loogu qorsheeyey xaalada abaareed ee dalka ka jirta…

Read More

Madaxweynaha La Doortay ee Gambia Adam Barrow oo Lagu Dhaariyey Safaarada Gambia ee Senegal & Cabsida Bulshada

Senegal 19. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha la doortay ee dalka Gambia Adama Barrow ayaa maanta sheegay in caleemo saarkiisa lagu qaban doono safaaradda Gambia ee dalka deriska la ah ee Senegal, kadib markii hoggaamiyaha muddada dheer hayey talada Yahya Jammeh uu diiday inuu xukunka ka dego.   Waxa uu hadalkan kaga dhawaaqay barta twitter-ka, halkaasi…

Read More

60 Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Mali & Koox Xagjir Islaami ah oo Mas’uuliyada Qaraxaasi Sheegatay

Mali 19. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Koox xagjir ah oo xiriir la leh ururka al-Qaida ayaa sheegatay mas,uuliyada weerar isqarxin ah oo Arbacadi shalay lala eegtay xero milatari oo ku taala waqooyiga dalka Mali, halkaas oo ay ku dinteen ugu yaraan 60 ruux, halka ay ku dhaawacmeen 115 kale. Baabuur walxaha qarxo lagu soo xiray ayaa…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore ee Somaliland oo Si Xeel Dheer u Sharaxay Cawaaqib Xumida uu Somaliland u Keenayo Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka La Siinayo,Qadarka Lacageed ee Kirada oo Cad Quudheed ah & Xalka Doorashada DAAWO

Hargaysa 18. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore ee Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa Markii Kowaad Waxa uu ka hadlay Saldhiga Mileteri ee Dawlada Imaaraadku ka Codsatay Somaliland Gaar ahaan Magaalo Xeebeedka Berbera. Waxa uu Axmed Yuusuf Yaasiin Sheegay in Somaliland Cadayso waxay ku bedelanayso Colaad ay gacmaheeda ku keensato.

Read More

Wasiirka Warfaafinta oo Cisbitaalka Guud ee Hargaysa Ku Booqday Weriyaha Ruug Cadaaga ah ee Xasan Maxamed Yuusuf oo Xaalad Caafimaad daro la soo Deristay DAAWO

Hargaysa 18. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Iyo Wacyigelinta Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani oo ay Weheliyaan Mas’uuliyiin Ka Tirsan Wasaaradda Warfaafinta ayaa Cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargaysa Ku booqday Agaasimaha Waaxda Idaacadaha ee Wasaaradda Warfaafinta Xasan Maxamed Yuusuf oo Xaalad Caafimaad la soo deristay dhawrkii Cisho ee u danbeeyay.

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo Ma Lix Bilood ayaa Loo Kordhin doonaa Mar Kale Mise in Ka Badan?

Hargaysa 18. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Waxa muuqata in abaarta jirta darteed Madaxweyne Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa loo sameeyo muddo kordhin, ka dib marka ay xisbiyadu isku raacaan. Xisbiyada mucaaradka ayaa isku raacay in muddo lix bilood ah loo kordhiyo Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa, taas oo noqonaysa muddo kordhintii labaad. Xisbiga KULMIYE ayaa inkastoo aanu weli…

Read More

‘’Jamhuuriyada Somaliland 70 Wasiir,Wasiir Ku Xigeeno,Iyo Wasiirul Dawleyaal ayaa Ka Jira,Markaas Waa Fool Xumo in Somaliland oo Dunnida Kuwa ugu Fiqiirsan Ku Jirtaa inay 70 Wasiir Yeelato’’ Prof Axmed Ismaaciil Samatar

Hargaysa 18. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Professor Axmed Ismaaciil Samatar, oo ah macalin caan ah oo jaamacadeed, kana tirsan xisbiga KULMIYE, ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay inay Somaliland leedahay gole wasiiro oo gaadhaya 70 xubnood, iyadoo ay Somaliland tahay wadamada duniga ugu fiqiirsan.   Prof. Samatar, oo uu dhawaan waraysi la yeeshay weriye Maxamed Baashe…

Read More