Halkee Ayey Ku Taalaa Tuulada Ugu Qabawga Badan Adduunku !
Oymyakon 17. January 2017 (SDN/QJ):- Tuulo ku taala dalka Russia oo magceeda la yidhaahdo Oymyakon ayaa la xaqiijiyay inay tahay Tuulada ugu qabaw Adduunka. Heerkulka tuuladan ayaa la sheegay inuu ka hooseeyo 70 Degree Darajada Eberka, run ahaantii waa qabaw aan qofka caadiga ahi xamilayn. Tuuladan waxa ku nool 500 oo qof oo kaliya qabawga…
