Gudoomiye Jawaari oo beeniyay inuu khadka teleefonka uga qayb galay kulan Madashu ka yeelatay Xiisada Galmudug Isla Markaana Cadeeyay in Madashu Xiligan aanay Waafaqsanayn Distoorka Somalia
Muqdisho 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Barlamanka Federaalka Somalia, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa beeniyay inuu khadka taleefonka uga qayb galay shir hogaamiyaasha Madashu ka yeesheen xaaladda murugsan ee maamulka Galmudug 11-12 bishan. Jawaari, oo bartiisa Twitterka ku baahiyay qoraal kooban ayaa sheegay inuusan kamid ahayn dadkii kulankaas ka qayb galay oo ka hadlay…
