Kaamerada Qarsoon ee Caalamka oo Dad badan ka yaabsatay iyo Qosolka dhacay (Af Soomaali) DAAWO
Muqdisho 16. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Qolooyinka dadka ka Qosliya ee Caalamka ayaa bulsho badan ka yaabsaday ka dib markii ay Kaamero qarsoon ka dubeen kuwaas oo gadaal ka tusay sida ay wax u dhaceen . Askari hubeeysan ayaa lagu qasbay in uu laqo waraaq halka Nin Bangi soo dhacay uu been ka sheegay dad jidka…
