Madaxweyne Donald Trump oo Cadeeyay inuu Cunaqabataynta Ku Sii Hayn doono Ruushka, & Lataliyaha Trump oo la ogaaday Xidhiidhka uu la lahaa Ruushka
Washington 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuusan waxba ka badali doonin cunaqabeynta uu maamulka madaxweyne Obama kusoo rogay Ruushka, balse cunaqabateynta aysan noqon doonin mid waqti dheer socoto. Wareysi uu siiyey wargeyska Wall Street Journal ayuu Trumpku sheegay inuu cunaqabeynta Ruushka lagu sii hayn doono muddo…
