Sirdoonka Ruushku Wuxuu Fiidiyow Sir ah Ka Hayaa Donald Trump oo Tumaya Warbixin Xiiso Leh oo uu ka Uruuriyey Geeska Africa
Moscow 12. January 2017 (SDN/QJ):-Talefishanka CNN ee dalka Maraykanka ayaa Salaasadii dorraad ee 10kii Jeenaweri sii daayey war sheegaya in warbixin toddobaadkii hore uu sirdoonka Maraykanku gaadhsiiyey madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Donald Trump iyo madaxweynaha sii tegeya Barak Obama ay ku jirtay xog sir ah oo sheegaya in koox budhcadda Internet ka ee Ruushka ahi…
