Waddanka Sudan oo Yeelanaya Laba Raysal Wasaare Si Khilaafkii Siyaasadeed Meesha Looga Saaro
Khartum 13. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga haya talada dalka Sudan ee Koongareeska ayaa sheegay in ka hor inta aan la dhisin Xukuumad midnimo qaran la magacaabi doono xubin raysalwasaare noqota oo xukuumadaa laga sugi doono. Cabdul malik bariir oo qaabilsan madaxa xafiiska siyaasadda ee xisbiga dhexe ee Sudan ayaa u soo jeediyey axsaabta kale inay…
