Maxay Xukuumaddu Ka Tidhi Suldaan Wabarkii Mucaaridka Ahaa Oo Mar Kale La Sheegay Inuu Dhaqdhaqaaq Amni Darro Ka Soo Abaabulayo Goob Ku Taalla Gudaha Itoobiya?
Hargaysa 13. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Mud. Dr. Sacad Cali Shire oo warbaahintu wax ka waydiisay bal waxa uu kala socdo wararka sheegaya in Suldaan Abuubakar Cilmi Wabar oo ka mid ah Madax dhaqameedka Gobolka Awdal ooh ore Somaliland ugu kacsanaa uu mar kale soo rogaal celiyey oo ay wararku sheegayaan…
