Guulihii Dhaxal Galka ahaa ee Daahir Rayaale ka Gaadhay Aqoonsi Raadinta Somaliland & Gaabiska Ku Yimid Muddadii Xil haynta Madaxweyne Siilaanyo Qaybtii 3aad
Hargaysa 14. April 2017 (SDN/QJ):- Haddaba, markii ay dawladda Somaliya ee Cabdillaahi Yuusuf Madaxweynaha ka ahaa ka qaylisay socdaalkaas madaxweyne Rayaale ee Maraykanka, ee ay dawladii Maraykankuna ka jawaabtay islamarkaana ay sheegtay inaanay waxba iska bedelin mawqifka Maraykanka ee aqoonsiga Somaliland, ayaa waxa Madaxweynihii hore Daahir Rayaale oo markaas Maraykanka joogay la weydiiyay sida uu…
