Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Jawaab ka Bixisay Is Casilaadii La Taliyihii Madaxweynaha ee Arrimaha Doorashooyinka C.laahi Jawaan & Ku Margashada Wasiir Qabyo tire ee Beeshiisu inay Mucaarid noqotay DAAWO

Hargaysa 13. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Maxamed Ibraahin Aadan Qabyo tire ayaa Jawaab ka bixiyey dhaliilihii uu La Taliyihii Madaxweyne Siilaanyo ee dhanka doorashooyinku Siyaasi C.laahi Jawaan u soo Jeediyey Shalay Kadib Markii uu Iska Casilay Xilkii uu Ku Magacnaa Isla markaana uu soo bandhigay Khaladaad Maamul oo ka dhex Jira…

Read More

Hargaysa:Ciidamada Booliska oo Awood u Adeegsaday Ganacsatadii Meheradahooda Albaabada u Laabay ee Suuqa Waaheen+Amarka ay Ku Soo Roggeen iyo Suuqii Waaheen oo Dib u Furmay SAWIRO

Hargaysa 13. April 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa awood u adeegsaday ganacasataddii suuqa Waaheen ee cabashada ka muujinaayey sicir-bararka iyo weli ba kor u kaca sarifka lacagaha qalaad, waxaana la arkaayey iyaga oo ciidamadu ay ganacatadda ku amrayaan in ay khasab ku furaan meheraddahooda ganacsi oo ay saaka albaabada u laabeen sicir-bararka awgii. Ciidamada…

Read More

‘’Nin Muqdisho Maayar ka ahaa ayaa u Samaystay Jid Laami ah oo Gurigiisa Taga Waxa uu Ku Jiray Golihii Sare Markiiba Waa Laga Fadhiistay Xilkiina Waa laga qaaday,Nasiib daro Guri Madaxtooyada Laga Leeyahaya’’ Xuseen A.Caydiid DAAWO

Hargaysa 13. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Caddaaladda haatana ka mid ah Saraakiisha Sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xuseen Axmed Caydiid ayaa dhaliilo xoogan u soo jeediyey Xukuumadda Gaar ahaan Marwada Madaxweynaha oo Dhisme balaadhan oo ay Dhaxashay Ka binaysay Barxad balaadhan,dhismahaas oo ku yaala Magaaladda Hargaysa Isla Markaana loo burburiyey…

Read More

Xisbiga Kulmiye oo Ka Hadlay Is Casilaadii C.laahi Jawaan ee Xubin-nimada Guddida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye & Hogaamiyaha Waddani Xirsi oo ay Sheegeen inaanu ka mid ahayn Halgankii Kulmiye DAAWO

Hargaysa 13. April 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye ayaa ka hadlay is casilaadii uu Shalay ku dhawaaqay la Taliyihii Madaxweynaha ee dhanka doorashooyinka Siyaasi C.laahi Xaaji Cumar (C.laahi Jawaan) Isla markaana shaaciyey inuu sidoo kale iska Casilay Xubin-nimadii Guddida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye. 11:55

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin oo Iftiimiyey Xalka lagaga Bixi Karo Sicir Bararka Xadhkaha Goostay ee Somaliland Ka Taagan

Hargaysa 13. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa baaq nabadeed u diray Beelaha walaalaha ah ee dagaalku ku dhexmaray deegaanka Dharkeen-geenyo, waxaanu ugu baaqay inay dagaalka joojiyaan oo ay nabada qaatan. Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin,oo Wargeyska Geeska Afrika u waramaya ayaa sidoo kale…

Read More

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Si adag uga Hadlay Xadhig Loo Gaystay Mas’uuliyiin Ka Tirsan Xisbigooda oo Maalintii Sadexaad Xidhan (Somaliland Waxay Haysaa Waddadii Burburka ) DAAWO

Hargaysa 13. April 2017 (SDN/QJ):- Mas’uuliyiin Sare oo ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadlay Xadhig ay Ciidanka Boolisku kula Kaceen Saraakiil ka Mid ah Xisbigooda Waxayna ka dayriyeen nidaamka Caddaaladeed ee Maanta ka Jira Somaliland oo ay sheegeen in dalku cagta saaray dhabaha ay ku burburaan dawladuhu. 10:55

Read More

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Sababta Uu Todobaadkii Hore Ugu Dhawaaqay Xaalada Dagaal,Isla Markaana Sheegay inuu Al Shabaab Wada Hadal La Furayo Hadii ay Diidaana uu 2 Sano Ku baa’bin doono DAAWO

Muqdisho 13. April 2017 (SDN/QJ):- Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga ee magaalada Muqdisho waxaa lagu Qabtay sanad guuradii 57aad ee ka soo wareegtay markii la aas aasay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya. Munaasabada waxaa ka qeyb galaya Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo , Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre , Wasiiro, Xildhibaano katirsan labada Aqal, Saraakiil ciidan…

Read More

Xoghayaha Cadaaladda WADDANI Oo Ka Hadlay Xukunka COLDOON Iyo Xayiraadda HAATUF

Ceerigaabo 13. April 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha Cadaaladda ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Barkhad Jaamac Xirsi oo ku sugan Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag, ayaa Cambaareeyay Xadhigga iyo Xukunka Weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon. Barkhad Jaamac Xirsi oo u warramay Weriyaha HCTV ee Gobolka Sanaag, ayaa sidoo kale ka hadlay Xayiraadda Wargeyska Haatuf oo Saddex…

Read More

Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid oo Xukuumadda ka dalbaday inay Xoriyadooda dib ugu Celiso Siyaasiyiin Mucaaridka ka tirsan oo ay Xidhay Sidoo Kalena ka Hadlay Qaabkii Wasaaradda Waxbarashadu Ruqsada ugala Noqotay Jaamacado DAAWO

Hargaysa 13. April 2017 (SDN/QJ):- Laba Xubnood oo ka Mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Mudane C.laahi Ibraahin Habane Ku eedeeyay inuu Sifo Khaldan ruqsada ugala Noqday Sadex Jaamacadood oo Ku kala yaala Magaalooyinka Hargaysa Iyo Burco Waxaa Kale oo ay Ka Hadleen Xadhig Xukuumadu ku fulisay Madax ka…

Read More

Siyaasi C.laahi Jawaan oo Si Xeel dheer u Soo Bandhigay Galdaloolooyinka Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo,Cida Go’aamada Qaranka qaadata, Kala Saraynta Wasiirada & Cabsi uu Ka Qabo Garsoorka Komiishanka Doorashada DAAWO

Hargaysa 13. April 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maalintii Shalay Iska Casilay Xilkii La taliyihii Arrimaha Doorashooyinka Somaliland ee Madaxwayne Axmed Siilanyo, Siyaasi Cabdilaahi X.Cumar oo Ku Magac Dheer (C.laahi Jawaan) Sidoo Kale Wuxuu iska Casilay Xilkii Xubin-nimada Guddida Fulinta ee Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye. Siyaasi Cabdilaahi Jawaan ayaa sheegay in Xikii Madaxwayne Siilaanyo umada…

Read More

Ardeydii Wax Ka Baran Jirtay Jaamacaddii Togdheer University ee La Xidhay oo Wasiirka Waxbarashada ugu Baaqay in uu Is Casilo + Fadeexado Hor Leh oo ay Soo Bandhigeen DAAWO

Burco 13. April 2017 (SDN/QJ):- Ardeydii wax ka baran jirtay jaamacadda Togdheer University ee magaalada Burco oo ka mid ah jaamacado dhawaan uu wasiirka Waxbarashadu qalinka ku duugay in ay kala noqonayaan ruqsaddoodii shaqo oo ah jaamacad ay dhigtaan kumanaan ardey, ayaa wasiirka wasaaraddaasi ugu baaqey in uu gebi ahaan ba iska casilo xilka wasaaraddiisaas…

Read More

Mucjiso: Wiil Dhallinyaro ah oo Soomaali ah oo Da’diisu Tahay 23 Jir oo Ilaahay Awood u Siiyay inuu Ilkihiisa Ku Qaado Culays dhan 50 Kiiloo DAAWO

Widh Widh 13. April 2017 (SDN/QJ):- Wiil Soomaaliyeed ayaa sheegay in uu isku arkay mucjiso rabaani ah kaas oo Soomaalida Qurbaha ku nool ka cod saday in laga qeeyb galiyo tartamada Mucjisooyinka Caalamka maadaama afkiisa uu ku qaadi kara 50 Kg iyo wax ka badanba .   Wiilkaan ayaa lagu magacaabaa Cabdiqani Maxamuud , waana…

Read More

Wasiirka Hawlaha Guud Oo Xadhigga Ka Jaray Biyo-Qabatin Dila Looga Sameeyay Fataahadaha Doox Dhex Mara

Dilla 13. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali-mareexaan), ayaa xadhigga ka jaray deyr biyaha looga  sameeyey dooxa degmada Dila dhex mara iyo dayactir lagu sameeyey saddex Balli oo Dooxa ku dhex yaalla. Samaynta Deyrkan, ayaa ka dambeysay markii uu daad ku soo fatahay degmada dilla sannadkii…

Read More

Dalka Shiinaha oo Dhisanaya Magaalo ku Fadhida Dhul baaxadiisu Sadex Jeer ka Weyn tahay Magaaladda New York

China 13. April 2017 (SDN/QJ):- Wargeyska The Guardian ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa shaaciyey qorshe ay dawladda China ku doonayso in ay dhisato magaalo cusub oo ballaceedu saddex laab ka badan yahay ballaca magaalada New York ee dalka Maraykanka. Taas oo qayb ka ah qorshaha ay dawladda dalkaasi doonayso in ay ku yarayso…

Read More

Heer Kulka badaha oo Sidii la Filayay si Ka Xawaare badan u Kordhay Gaadhayna 13% Iyo Waxa u Sabab ah

Hargaysa 13. April 2017 (SDN/QJ):- Cilmibaadhis cusub ayaa daahfurtay in xawaaraha uu ku socdo kor u kaca heerkulka badaha waaweyni uu boqolkiiba 13 ka dheeraynayo sidii hore loo moodayey, taas oo ah calaamad kale oo inoo sheegaysa khatarta isbeddelka cimilada. Cilmibaadhistan uu Geeska Afrika soo akhriyey oo natiijadeeda Jimcihii ina dhaafay lagu daabacay majaladda Science…

Read More

Digniin: Hees amase Cod keliya oo Telefoonka Gacanta ee Iphone Laguugu Soo Diray ayaa Fayris Keeni Kara!!

London 13. April 2017 (SDN/QJ):- Hadda kadib haddii qof uu talefankaaga gacanta oo nooca iPhone ah ku soo dhacdo farriin sidda hees, ka taxaddar in aad ku degdegto furisteeda, xitaa haddii qofka soo diray uu yahay mid aad ku kalsoon tahay. Waayo, shrkadda Apple ayaa sheegtay in ay barnaamijka uu qalabkeedu ku shaqeeyo ee iOS,…

Read More

Madaxweynaha K.Waqooyi Oo Ka Hadlay Weerarkii Maraykanku Ku Duuqeeyay Dalka Suuriya!

K.Waqooyi 13. April 2017 (SDN/QJ):- Dawlada Kuuriyada Waqooyi ayaa ka mid noqotay dawladihii ugu danbeeyay ee soo gala loolanka ka taagan Dalka Suuriya, waxaana la sheegay in Dawlada K.waqooyi ay marar hore Hub ku caawisay Nidaamka Madaxweyne Asad ee ka taliya Dalkaasi. Haddaba, Madaxweynaha K.waqooyi ayaa ku tilmaamay weerarkii uu Maraykanku ku qaaday Dalka Suuriya…

Read More