Maxaad Kala Kulmi Kartaa Haddii Bunka Aad Cabto Millix Lagu Daro ?
Hargaysa 13. April 2017 (SDN/QJ):- Dad badan ayaa aad u jecel inay arroortii cabbaan bun madaw inta aanay shaqada tagin ka hor, Dadka qaarkoodna waxay jecel yihiin inay caano ku darsadaan, halka qaar kalena jecel yihiin inay sonkor ku cabaan. Laakiin waxa layaab noqotay inay jiraan dad jecel in Bunka ay cabayaan loogu darro Millix,…
