Wasaaradda Kalluumaysiga oo Berbera ku qabatay Tababar Ku Saabsan Fayo dhawrka Nadaafadeed ee Kalluunka & Balanqaad uu Sameeyay Wasiirka Kalluumaysigu DAAWO

Berbera 12. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga oo uu Weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi ayaa Tababar u Furay Kalluumaysatada ka hawl gala Magaaladda Berbera Iyadoo la barayo Duruus la xidhiidha Kor u qaadidda Naddaafada Kalluunka ay soo Jilaabtaan.

Read More

Wajeer oo Khasaare Maaliyadeed Ka Dhaxashay Heshiiskii Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ay Wada Gaadheen

Wajeer 12. April 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Garoonka Diyaaradaha magaalada Wajeer ayaa shaaca ka qaaday in khasaaro maaliyadeed ay kala kulmeen heshiiskii ay dhawaan magaalada Nairobi ku kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Kenya. Heshiiska ay Wada gaareen Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta ayaa waxaa kamid ahaa in diyaaradaha ka baxa garoonka Diyaaradaha Muqdisho aysan sii marin…

Read More

Culimada Soomaaliyeed Oo Bayaan Adag Ka soo Saartay Kooxda Al-Saaddicuun Bil Xaq ee Somalia lagaga dhawaaqay AKHRI

Muqdisho 12. April 2017 (SDN/QJ):- Culumada Soomaaliyeed oo Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayey kaga hadleen Kooxda la magac baxday Al-Saaddicuun Bil Xaq oo dhawaan looga dhawaaqay Wadamo ay Soomaaliya ku jirto.   Bayaanka kasoo baxay Culimada Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in kooxda Al-Saaddicuun Bil Xaq ay yihiin kuwa Takfiir ah oo dadka gaaleesiiya,…

Read More

Shaqaalaha Diyaarada Turkish Airlines oo Haweeney Kaga Umuliyey Hawada Sare Kadib Markii ay Foolatay SAWIRO

Ankara 12. April 2017 (SDN/QJ):- Dayuurad rakaab ah oo ay leedahay shirkadda dayuuradaha ee Turkish Airlines ayaa caga dhigatay iyado uu weheliyo qof dheeri ah, ka dib markii ay haweenay dhashay gabar dayuurada oo hawada ku jirta. Markii ay haweeneydan dhalleysay ayaa dayuuradan waxay dhulka ka sareysay 12,800 oo mitir oo ah ku dhowaad 13-km,…

Read More

Nin Curyaan ah oo Markii ugu Horaysay Madaxweyne ka Noqonaya Waddan ka Tirsan Adduunka & Astaamo Gaar ah oo Mucaaridkiisu Ku Dhaliilaan SAWIRO

Ecuador 12. April 2017 (SDN/QJ):- Shacabka wadanka Ecuador ayaa doortay Madaxweyne cusub oo lagu magacaabo Lenín Moreno, isagoo xafiiska la wareegi doonaa Bisha soo socota. Lenín Moreno ayaa noqon doona Madaxweynihii uggu horeeyey caalamka oo xil qabta isagoo lixaadkiisu dhimanyahay waxaana uu ku socdaa gaariga loogu talo galay dadka curyaamiinta ah. Sanadkii 2012 ayuu Lenín…

Read More

Khatarta Caafimaad ee Shandada Dhabarku Ku Keento Ardayda & Talooyin Ku Haboon Xalinta dhibkaas

Hargaysa 12. April 2017 (SDN/QJ):- Shandad dhabarta buugaagta lagu qaato oo aalaaba qaadisteedu ilmaha ku bilaabata marka uu dugsiga hoose bilaabo, lagana yaabo in uu sii sito illaa xilliga jaamacadda, mar kasta oo heerkiisa waxbarasho kor u kacana culayska shandadddu uu sii kordhayo. Waana sababta dugsiyada dunida qaarkood dugsiga dhexdiisa ugu sameeyeen kabadho arday kastaa…

Read More

Dadka Ingiriiska ah ee Maraykanka Tegaya oo Lagu Soo Rogay inay Sheegaan Furayaasha Sirta ah ee Telefoonadoodda,Baraha ay ku Leeyihiin Facebook & Xisaabta Baananka u Taal!!!

Washington 12. April 2017 (SDN/QJ):- Tallaabooyinka ammaan ee uu madaxweynaha Maraykanku ku soo rogay gegooyinka diyaaradaha ee dalkiisa ayaa markan u baydhay dhinaca dalka ay saaxiibka yihiin ee Ingiriiska oo caadi ahaan aan dalka Maraykanka ku gelin fiise, waxa aana hadda kadib marka ay gaadhaan garoomada diyaaradaha ee Maraykanka laga rabaa in masuuliyiinta ammaanka ee…

Read More

Lix Tan oo ahaa Majaladaha Dhaqan Xumida ka Warama oo uu Qolkiisa Ku Uruursaday ayaa Ku Soo Dumay Kadibna uu u Geeriyooday

Jaban 12. April 2017 (SDN/QJ):- Nin Konton sano jir ahaa oo u dhashay dalka Jabbaan ayaa u dhintay jacayl xad dahaf ah oo uu u qabay akhriska iyo urursashada majaladaha ka faallooda arrimaha jinsiga iyo dhaqan xumada la xidhiidha, kadib markii majaladahan oo marka uu akhristo uu qolkiisa ku ururin jiray ay aakhirkii madaxa kaga…

Read More

Qisada Gabadhii Yarayd ee Reer India ee Daanyeerka noqon Gaadhay oo Raacdo loogu Jiro Sidii Loo Ogaan lahaa Qoyska ay ka dhalatay

Delhi 12. April 2017 (SDN/QJ):- Inantan yar ayaa laga dhex helay iyadoo ku dhex jirta koox daanyeero ah keynta katranianghat ee waqooyiga dalka India, waxaa la kulmay koox ka mid ah dadka looxaanta jara iyadoo qaawan lana ciyaaraysa daanyeerka ahna xubin ka mid ah, waxay ahayd qof aad u dhuuban ama caato ah, timaheeduna waxa…

Read More

Maayarka Hargaysa oo Isagoo Raali Gelinaya Marwada Madaxweyne Siilaanyo Dhulka la Simay Goob ay Degenayeen dad Danyar ah & Fannaanadii 1aad ee Somali ku Heesta Guduudo Carwo oo Khasaare la Gaadhsiiyey Gurigii ay Degenayd

Hargaysa 11. April 2017 (SDN/QJ):- Fanaanadda caanka ah ee Shamis Abokor Guduudo Carwo ayaa guriga ay ka dagan tahay magaaladda hargaysa ee ku yaal xaafadda duriya ee 26juun lagu dumiyay waxaa saaka halkaasi ku waabariistay caga-cagafyo ay leedahay dowladda hoose ee hargaysa kuwaas oo burburiyay dayrar uu ku jiro guriga hooyadan Shamis Abokor. Maayarka Caasimadda…

Read More

Madaxweynaha Somalia Mr Farmaajo oo Kulan Xasaasi ah La Qaatay Amiirka Imaarada Abu Dhabi & Arrimaha ay ka Wada Xaajoodeen SAWIRO

Dubai 11. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dowlada Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo oo booqasho ku jooga dalka Imaaraatka carabta ee Midoobay ayaa kulan la qaatay Shiikh Mohammed bin Zayed Al Nahyan oo ah dhaxal sugaha Imaarada Abu Dhabi ahna abaanduulaha ciidamada milateriga dalkaas. Kulankan oo ka dhacay qasriga Al-baxr ee Magaalada Abu…

Read More

Laamaha Amaanka Somaliland oo Xabsiga u Taxaabay Koox Caasimadda Hargaysa kaga dhawaaqay Urur Diimeed Lagu Magacaabo Saadicuuna Bil Xaq DAAWO

Hargaysa 11. April 2017 (SDN/QJ):- Taliyaha Guud ee Ciidamadda Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa Maanta Shaaca ka qaaday in Ciidamadda Boolisku Xabsiga u Taxaabeen Koox aqoon yahano ah oo Magaaladda Hargaysa kaga dhawaaqay Urur Diimeed lagu Magacaabo Saaciduuna Bil Xaq Kuwaas oo Markii danbe Goobo ka mid ah dalka Somalia lagaga dhawaaqay…

Read More

‘’Goob Caafimaad Oo Kaliya Lagu Kala Wareejin Karaa Kelyaha Iyo Xubnaha Kale Ee Bini’aadamka’’ Dr Gaboose DAAWO

Hargaysa 11. April 2017 (SDN/QJ):- Dhakhaatiirta caafimaadka ee Hargeysa ayaa qeexay in goob caafimaad oo kaliya lagu kala wareejin karo kalyaha iyo xubnaha kale ee bini’aadamka. Arrintan ayaa timid kaddib markii ay boliiska Hargeysa been abuur ku tilmaameen warar sheegayay in ay jiraan dad la isku dayay in kelyaha iyo beerka lagala baxo, taasi oo…

Read More

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socday Dalka Sweden SAWIRO

Hargaysa 11. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxwayneku-xigeenka Somaliland, Mudane. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti Swedeish ah oo dalka u yimi inay soo indha-indheeyaan xaqiiqda dhabta ah ee  ka jirta Jamhuuriyadda Somaliland. Waftigan  uu hoggaaminaayey Xil. Magnus Oscorsson oo ka tirsan baarlamanaka dalka Sweden iyo Mikael Tortosan oo u ololeeya qadiyada madaxbanaanida…

Read More

Wasiir C.laahi Cukuse oo ka Gubtay Tafaasiil Laga Bixiyey Shir Kulmiyey Wasiiradda Xoolaha ee Maamul Goboleedyada Somalia oo uu Ka Qayb galay DAAWO

Hargaysa 11. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa ka hadlay Shir uu kaga qayb galay Dalka Yugaandha oo ay ka qayb galeen Wasiirada Xannaanadda Xoolaha ee Maamul Goboleedyada Somalia ka Jira oo lagaga hadlayay Caafimaadinta Xoolaha iyo Bed qabkoodaba.

Read More

Hargaysa: Xildhibaan Sharci daro Ku Tilmaamay Murashixiinta Haysta Dhalashada Waddan Kale Iyo Isaga oo Sita Dhalasho Yurub DAAWO

Hargaysa 11. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gudi hoosaadka dabo galka iyo Ilaalinta Hantida qaranka ee Golaha Wakiiladda Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire ayaa sharci daro ku tilmaamay in Murashixiinta u taagan doorashada Madaxweyne ee Somaliland inay qaarkood haystaan dhalashada waddamo kale. Waxa uu Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire Qudhiisu sitaa dhalashada waddanka Finland.

Read More

Afar Hablood Oo Hargeysa Ugu Xidhan Inay Ku Lebisteen Duruuc Ay Isku Midab Yihiin Calanka Soomaaliya & Waalidkooda Oo Madaxweynaha Codsi U Diray DAAWO

Hargaysa 11. April 2017 (SDN/QJ):- Xeer ilaalinta Gobolka Maroodi-jeex ayaa diidday in Xorriyaddooda loo soo celiyo Afar Hablood oo reer Somaliland ah, kuwaasi oo Maxkamadda Gobolku ku wayday eedaymo ah inay ku Lebisteen Duruuc u Eg Calanka buluugga ah ee Dalka Soomaaliya. Afartan Hablood oo Ciidammada Ammaanku xidheen 8-da bishii labaad ee Sannadkan, ayaa markii…

Read More