Guryihii Uu Saaka Cagafta Galiyey Maayerka Caasimadda Hargeys Iyo Buuqii Ka Dhashey+Mudaharaad Qariyey Goobtaasi SAWIRO

Hargaysa 11. April 2017 (SDN/QJ):-Waxay ahayd saaka abbaaro 6-dii subaxnimo markii Maayarka caasimada Hargeysa oo wata ciidan tiro badan ay cagaf galiyeen guryo iyo goobo ganacsi oo ka ag dhaw hudheelka ay dhisanayso marwada madaxwaynaha Somaliland Marwo Aamina Waris, kaas oo maayarku sheegay in la banaynayo wadada hor marta hudheelka marwada madaxwaynaha Marwo Aaamina Waris…

Read More

“Xukuumaddii daahir Rayaale oo ay reer Awdal Hoggaaminayeen tiradeeduna ahayd 63-wasiir  waxa ay ku lahaayeen shan wasiir , laakiin waxa ay xukuumadda Siilaanyo hoggaaminayo ku leeyihiin 9-wasiir…”Cabdiraxmaan Saylici DAAWO

Hargaysa 11. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna murrashax ku-xigeenka xisbiga KULMIYE Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa si qoto dheer u faahfaahiyey arrimo door ah oo la xidhiidha xaaladda waddanka, hankiisa la xidhiidha inuu mar labaad inuu guul kasoo hooyo doorashooyinka soo socda, xidhiidhka u dhexeeya isaga iyo guddoomiye Muuse Biixi Cabdi iyo…

Read More

Ciidamada Booliska Somaliland oo Goor dhawayd Xabsiga u Taxaabay Guddoomiyahii Dhallinyarada iyo Xoghayahii Ciyaaraha ee WADDANI

Hargaysa 11. April 2017 (SDN/QJ):-Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa goor dhaweyd xabsiga dhaxe ee magaalada Hargeysa u taxaabay Xoghayahii Ciyaaraha Xisbiga WADDANI Md.Yoonis Axmed Yoonis iyo weli ba sida oo kale guddoomayahii garabka dhallinyarada heer qaran ee Xisbigaasi Md.Maxamed Siddiiq Cabdillaahi Dhamme oo ku sugnaa xarunta gobalka ee xisbiga WADDANI uu ku lee yahay magaalada Hargeysa….

Read More

Madaxda Sare ee Gobolka Maroodi Jeex oo Kulan is Xogwaraysi ah la qaatay Guddiyada Nabadgalyada ee Degmooyinka Caasimadda Hargaysa DAAWO

Hargaysa 11. April 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Gobolka Maroodi Jeex ayaa Kulan la qaatay Guddiyada Nabadgalyada ee Degmooyinka Caasimadda Hargaysa. Kulankan waxaa Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex Mr Buraale waxaana wehelinayay Taliyaha Ciidanka Dab demiska Somaliland Gaashaanle Sare Axmed Sawaaxili.

Read More

Wasiirka Warfaafinta oo Ka Hadlay Dagaal Beeleed Khasaarihii ugu Badnaa Sababay oo Konfurta Gobolka Sool ka dhacay,Iyo Qadiyadda Wargayska Xidhan ee Haatuf oo uu Sharaxay DAAWO

Hargaysa 11. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa Ka hadlay Dagaal Beeleed dib uga Soo Cusboonaaday Deegaanka Koonfurta Gobolka Sool oo u dhexeeya Laba beelood oo Walaalo ah Isla Markaana Heerka dhimashadu gaadhayo Tan iyo Markii uu Bilaabmay ilaa haatan 80 Qof iyo Tiro kale oo…

Read More

Ciidamadda Amaanka ee Magaaladda Gebilay oo Dhulka Dhigay Calanka Astaanta u ah Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Iyo Ka Kulmiye oo Magaaladda ka Babanaya DAAWO

Gebiley 11. April 2017 (SDN/QJ):- Taliska Ciidanka Booliska ee Gobolka Gebilay ayaa dhulka dhigay Calanka astaanta u ah Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani halka ay daa’yeen Ka Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye. Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada WADDANI ee Gobolka Gabiley Mr. Shabeel oo Saxaafadda kula hadlay Goob bannaan ah oo ay Daadsanaayeen Calamada Xisbiga WADDANI,…

Read More

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Wasiirka Arrimaha Gudaha Ku Eedeeyay Colaadaha Ka Socda Gobolka Sool DAAWO

Hargaysa 11. April 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan ka tirsan Mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ku eedeeyay inuu ka danbeeyay dagaal kii shalay laba beelood ku dhex maray deegaanka Laascaanood Shan qof ayaa ku dhintay, 15 kalena way ku dhaawacmeen dagaal shalay subax laba beelood oo isku deegaan…

Read More

Xisbiga Talada Somaliland Haya ee Kulmiye oo Sicir Bararka Dalka Ka Taagan eedeeda dusha ka saaray Culimadda & Kacdoon Shacab oo ay Iclaamiyeen!!! DAAWO

Hargaysa 11. April 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Kulmiye ayaa ku eedeeyay Culimada Somaliland inay Mas’uul ka Yihiin Sicir bararka Xadhkaha Goostay ee ka taagan Somaliland Kaas oo Saamayn Culus ku yeeshay nolosha bulshada,Maadaama Shilling Somaliland uu Hoos u dhac Laxaadlihi  ku Yimid Isla markaana ay Lacagta Dollarku Cirka isku Shareertay Waxaanu Xisbiga talada haya ee Kulmiye…

Read More

Xildhibaan Ka Tirsan Ka Golaha Wakiilada Somaliland Oo Sida Fiinta Uga Qayliyey Eedeymo Uga Yimi Golaha Guurtida DAAWO

Hargaysa 11. April 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Tirsan golaha Gurtida Somaliland ayaa waxa uu sheegay in qaar ka mid ah xeerarka la hor keeno golaha ee la ansixiyo qaarkood aan la hor keenin golaha guurtida halka qaarna golaha wakiilada laftooda ay dhaafiyaan shirgudoonka goluhu. Geesta kale xildhibaan ka tirsan golaha wakiialada Somaliland ayaa sida fiinta uga…

Read More

Sarrifka Doolarka Oo Cirka Isku Shareeray Magaaladda Hargaysa Iyo Baanka Dhexe Oo Afka Ka Xidhay

Hargaysa 11. April 2017 (SDN/QJ):- Sarrifka doolarka magaaladda Hargeysa ayaa maraya halkii ugu sarreysay waxaana lagu sarrifayaa halkii doolar 9200 oo shilin halka gacanta dambe ay ku dhow dahay lacag gaadheysa 10,000 oo shilinka Somaliland. Shalay ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Somaliland ay ku waabariisteen mar qudha kor u kaca sii siyaaday ee ku yimid…

Read More

Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawacba Leh Oo Ka Dhashay Dagaal Laba Beelood Ku Dhex Maray Gobolka Sool

Laascaanood 11. April 2017 (SDN/QJ):- Dagaal u dhexeeya laba Beelood oo Walaalo ah, ayaa ka soo cusboonaaday Koonfurta Gobolka Sool ee Somaliland. Dagaalkan oo la sheegay inuu ka qarxay deegaan u dhexeeya Tuulooyinka Dharkeyn-geeye iyo Daba-taag Shalay subax isla-markaana u dhexeeya laba beelood oo dhowr jeer oo hore halkaasi ku dagaalamay, ayaan illaa hadda la…

Read More

Dubai: Koox Tuug Ah Oo Hal Daqiiqo In Ka Yar Ku Xaday Dahab 2 Milyan

Dubai 11. April 2017 (SDN/QJ):- Ciidanka Ammaanka Magaalada Dubai ee Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa gacanta ku dhigey Koox tuugo ah oo Ajanabi ah oo xaday Dahab qiimihiisu dhan yahay laba Millyan oo Dollar. Ciidanka Magaalada Dubai ayaa ku guuleystey in muddo ka yar 24 saacadood ku soo qabtaan kooxdaasi tuugta ah. Major-general Cabdulaahi Al-mari ayaa…

Read More

Gabadhii U Horreysay Ee Askariyad Ah Oo Laga Diley Ciidammada Masar

Qaahira 11. April 2017 (SDN/QJ):- Haweenay askariyad aheyd oo la odhan jiray Najwa Cabdilcaliim Maxamuud Al-xajaar  oo ka tirsaneyd Ciidanka Bileyska ee Dalka Masar ayaa shalay ku geeriyootay qaraxii ka dhacay Kiniisadii Ku taalay Magaalada Alexandria, waxaanay Najwa sidaasi ku noqotay gabadhii ugu horreysay ee laga dillo Haweenka Ciidanka ah ee Dalkaasi Masar. Najwa ayaa…

Read More

Shir Lagaga Hadlay Xaaladda Abaaraha, Caafimaadka Guud Ee Dalka Iyo Arrimo Doora Oo Maanta Ka Qabsoomay Madaxtooyada Ayey Ka Soo Baxeen Go’aamo SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 10. April 2017 (SDN/QJ):-Kulan ay isugu yimaadeen Masuuliyiin ka kooban Guddida Abaaraha, wasaaradda Caafimaadka, xubno ka mida golaha wasiirada iyo madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo isagu shirka gudoominayey. Cabdiwahaab Maax  oo ka mid ah Guddida Abaaraha ee heer qaran oo faahfaahin ka bixiyey shirkani ayaa yidhi “Sidii caadada inoo ahayd guddida taakulaynta abaaraha ee heer…

Read More

Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo Cambaareeyey Xukunka Lagu Riday Wariye Cabdi-Maalik oo Hargeysa Ku Xidhan DAAWO

Hargaysa 10. April 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee Solja, ayaa si adag u cambaareeyey xukunka xadhiga ah ee lagu ridey wariye Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon oo dhawaan ay Madaxda gobalka Hargeysa ku xukuntay laba sanno oo xadhig ah, waxaana uu tilmaamay in xukunkaas ku dhacay Cabdi-Maalik uu ahaa mid cadaalad darro ah iyada oo…

Read More