Wariye Coldoon oo Hees uu Ku Garnaqsaday Ka Soo Dhex Tiriyey Xabsiga Hargaysa &Fanaan Nimcaan Hilaac oo qaadaya DAAWO

Hargaysa 10. April 2017 (SDN/QJ):-Wariyaha Samafalaha ah ee Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo ku jira Xabsi ku yaala magaalada Hargeysa ayaa waxa uu soo alifay Hees kulul kaas oo dareenkiisa ku muujiyay Xadhiga lagula kacay iyo tagistiisii Xamar . Wariyahaan oo mararka qaar dhanka Abwaanimada ku wanaagsan ayaa erayadii iyo Heestii uu dareenkiisa ku cabiray…

Read More

‘’Wakhtigii Ingiriisku Dalkeena Imanayay Waxaa Heshiis Lagula Saxeexday Saan, Dadkii Wakhtigaasina Way Ogaayeen Nasiib Daro Qarnigii 21 aad Inagoo Ku Jirna Ma Ogin Heshiiska aynu la Saxeexanay Imaaraadka,Wasaaradda Warfaafintuna Waxay ahayd..’’ DAAWO

Hargaysa 10. April 2017 (SDN/QJ):-Cabdilaahi Ducaale Dahab oo ka Mid ah Saraakiisha Sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo ka Hadlayay Madal ay Madaxda Xisbiyada Qaranka Su’aalo ku Weydiinayeen Qaar ka Mid ah Ardayda ka qallin Jebisay Jaamacada Hargaysa ayaa soo Bandhigay Galdaloolooyinka Muuqda ee Xukuumadda Talada haysaa ay Samaysay ee Saamaynta Culus ku…

Read More

‘’Waxaad Og Tihiin in Dalka Ingiriisku uu Lacag Badan Ku Bixiyey Abaaraha Sidaa darteed Waxaan Kala hadalnay in Somaliland Wixii ay Leedahay si Gaar ah loo Siiyo’’ Maayar Ku Xigeenka Hargaysa DAAWO

Hargaysa 10. April 2017 (SDN/QJ):-Maayar Ku Xigeenka Caasimadda Hargaysa C.casiis Maxamed Xaashi oo Socdaal Shaqo in Mudo ah Ku Joogay Dalka Ingiriiska oo Dalka ku soo Laabtay ayaa Faahfaahin Ka bixiyey Mudadii uu dalka Ingiriiska Joogay iyo Kulamadii uu La Yeeshay Madax Sare oo ka Tirsan Baarlamanka Uk.

Read More

‘’Somaliya Caawimada ay keenayso Sanaag Barri Haday Siyaasadi kujirto uma baahnin,Punt Land Waxay Koobi Garaysaa Wixii ay Somaliland Samayso’’ Wasiir Caddaani DAAWO

Hargaysa 10. April 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacygelinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa ka hadlay Deeq Caawimo ah oo la Sheegay in Dawlada Somalia ay Keenayso Sanaag Bari. Waxaa Kale oo uu ka hadlay Mashaariicda Xukuumadda Somaliland ka Hirgalisay Gobolada dalka hasa Yeeshee waxa uu Xusay in Mashaariicdaas hadal badan la geliyey.

Read More

Cabdi Ismaaciil Samatar Oo Dawladda Soomaaliya U Soo Jeediyey Inay Imaaraadka Heshiisyada La Galay Somaliland Ka Dacweeyeen Q. Midoobay Iyo Midowga Afrika

Washington 10. April 2017 (SDN/QJ):-Cabdi Ismaaciil Samatar oo ah Aqoonyahan Reer Somaliland ah, balse aaminsan Mabda’a Soomaali-weyn, ayaa Dawladda Federaalka Soomaaliya u soo jeediyey Talooyin lid ku ah Heshiisyada Imaaraadku ku hormarinayo Dekedda Berbera isla-markaana uu Saldhigga Ciidan kaga samaysanayo Magaalada Berbera ee Somaliland.   Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka soo horjeeda Qaddiyadda Madax-bannaanida Somaliland,…

Read More

Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigey Markab Hub U Sidey Dalka Somaliya

Hargaysa 10. April 2017 (SDN/QJ):-Ciidanka Ilaaladda xeebaha Somaliland ayaa lagu soo warramayaa inay gacanta ku dhigeen Markab Hub u siday Somaliya oo ka soo kicitimay dalka Jabuuti. Illaa hada war sugan lagama hayo halka uu markabkani joogo, hase yeeshee wararka uu Wargayska Waaheen helayo waxa ay sheegayaan in ciladi ku timi isagoo maraya biyaha badda…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Sheegtay inay Mag dhow u doonayso Dhallinyaradii Somaliland ee Lagu Dilay Yemen Kadib Markii uu Gantaal Qabsaday Doon ay Ku Safrayeen DAAWO

Hargaysa 10. April 2017 (SDN/QJ):-Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ayaa Sheegtay in Baadhis dheer oo ay Sameeyeen Kadib ay ogaadeen in Dhallinyaradii Ku naf wayday doon ay Saarnaayeen oo Gantaal ku habsaday ay 21 ka Mid ahi dhalasho ahaan ka soo Jeedaan Somaliland isla Markaana ay Dhinteen halka 10 ka mid ahina ay dhaawacmeen Iyagoo 31…

Read More

Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Ururka Solja oo Soo Qaban Qaabiyey Kulan lagaga hadlayay Sidii Saxaafadu Wasaaradda uga Gacan Siin lahayd Aqoonsi raadinta & Qodobo Kale DAAWO

Hargaysa 10. April 2017 (SDN/QJ):-Wasaaradda Arimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah iyo Ururka SOLJA Ayaa Soo Qaban Qaabiyay Kulan Balaadhan Oo Wasaaraddu Kaga War-bixinayso Waxyaabaha U Qabsoomay sadexdii bilood ee ugu danbeeya iyo Sidii saxaafaddu Ugala Shaqayn Lahayd Arimaha Siyaasadda, Dhaqaalaha iyo Nabad Gelyadda.

Read More

Telefiishan Laga Leeyahay Australia Oo War-bixin Dhiillo Leh Ka Diyaariyey Abaarta & Doorka Gaadiidka Cisbitaallada Guur-guur Ahi Ka Geystaan Gurmadka DAAWO

Australia 10. April 2017 (SDN/QJ):-Gawaadhida Gurmadka Deg-degga ah ee Hay’adda Bisha Cas ee Somaliland ayaa dedaal ugu jira inay ku daaweeyaan Carruurta & hooyooyinka deegaano ay u soo qaxeen dadka abaarahu saameeyeen ee Somaliland guud ahaan, sidaa waxa lagu sheegay warbixin shalay la baahiyey. Telefishanka SBS ee dalka Australia ayaa baahiyey barnaamij laga diyaariyey hawlaha…

Read More

Cali Guray oo Isku Qaaday Weedhihii uu Wakhtigiisii Mucaaridnimo Ku Ganay Gudoomiye Muuse Biixi & Sida ay Giraanta Siyaasadeed Mar Qudha Isula Rogtay DAAWO

Hargaysa 10. April 2017 (SDN/QJ):-Wadadii Cadayd Cagta Saartayee Ku Caraabiyoo Wax kasta uu Caligurey yidhi waxa yidhi Caligurey goor iyo xaalad uu joogay ee Ilaahay ma odhanin. Ayuu Ku bilaabay qoraal uu ku faafiyey degelka uu ku leeyahay Barta Shabakada Facebook. Taasi maalinteedii iyo xaaladeedii bay ahayd UCID oo mucaarid ah oo dagaal qadhaadh ku…

Read More

Muuse Biixi Oo Tafaasiil Ka Bixiyey Sababaha Madaxweyne Kasta Oo Somaliland Soo Mara Xukuumaddiisu U Tiro Badato

Hargaysa 10. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbul-xaakimka KULMIYE, ahna Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbigaasi Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka jawaabay Su’aalo badan oo laga waydiiyey Dib u dhacyada ku yimaadda Doorashooyinka iyo inuu Xukuumad kooban soo dhisi doono haddii uu ku guuleysto Doorashada Madaxtooyada oo Somaliland ka dhacaysa Dabayaaqada Sannadkan, 2017-ka. Muuse Biixi Cabdi oo…

Read More

Xildhibaan Maxamed Jaamac Oo Wasaarada Ganacsiga Ku Eedeeyey Inay Soo Tahriibisay Xeerar U Danaynaya Wasiirka Ganacsiga Oo Daaqada Laga Soo Geliyay Golaha Wakiilada DAAWO

Hargaysa 10. April 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Maxamed Jaamac  oo ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland isla markaana ku abtirsada Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ayaa ku eedeeyay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo inay dabada ka riixayso Xeerka Qabyo qoraalka Shirkadaha. “ Waa Ay Dhici Kartaa In Mashruuc Sharci Laga Keeno Arin hore u jirtay laakiin xeerka iyo…

Read More

Maareeyaha Hay’adda Xidhiidhka Raashinka Somaliland Iyo Saraakiil Ka Socday  DAAWO

Hargaysa 10. April 2017 (SDN/QJ):-Maareeyaha Hay’ada Xidhiidhka Raashinka Somaliland Siciid Xasan C/laahi oo ay Weheliyaan Xubno ka Tirsan Hay’ada WFP ayaa Deeq raashin ah Gaadhsiiyeen dadka abaaruhu saameeyeen Deegaamada Koonfur Galbeed ee Gobolka Maroodi Jeex. Deeqdan Raashinka ah ayaa Laga qaybiyey ilaa Toban Tuulo oo ka Tirsan Koonfur Galbeed ee Gobolka Maroodi Jeex Waxaana Goobihii…

Read More

Wiil Soomaaliyeed oo ka Yaab Ku Riday Shacabka Maraykanka iyo Sida Tinta looga jaray !! DAAWO

Washington 10. April 2017 (SDN/QJ):-Wiil magaciisa ku sheegay Cali Ciise kana soo jeeda Soomaalida gaar ahaan Kililka shanaad ee Itoobiya ayaa ka yaabsaday shacab Mareeykan ah oo u soo dalxiis tagay xeeb ku taal gudaha dalka Mareeykanka .   Wiilkaan oo ka xun Abaaraha ku habsaday dalka Soomaaliya gaar ahaan deegaanada ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa…

Read More

Xannuunka Shuban Biyoodka oo Ka Dilaacay Xaafado ka Mid ah Magaaladda Boorama,Qaylo dhaanta Shacabka & Dhawaaqa Maamulka Gobolka Awdal DAAWO

Boorama 10. April 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Deegaano badan oo ka tirsan Somaliland ka dilaacay Xanuunka Shuban Biyoodka Kaas oo Dad boqol qof gaadhaya ay u dhinteen. Sida aanu Wararka ku Helayno Waxaa Cudurka Shuban Biyoodka lagu arkay Xaafado ka Mid ah Magaaladda Boorama. Badhasaabka Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) iyo Maamulka Cisbitaalka…

Read More

Wasiirka Maaliyada Dawlada Federaalka Somalia oo ku Guuleestay in Qasnada Dowlada ku Xareeyo Lacago Si Hoose loo Xadi Jiray

Muqdisho 10. April 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Maaliyada Xukuumada Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa durba bilaabay isla xisaabtan si looga hortago in la musuq maasuqo lacagta canshuuraha ee dowlada Soomaaliya ka qaado ganacsatada Soomaaliyeed. Wasiirka cusub ee Wasaarada Maaliyada ayaa shalay Kormeer aan lasii shaacin ku tagay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, waxa uuna u kuur galayay…

Read More