Gabadh Somaliyeed oo Ku Nool Dalka Maraykanka oo Koox Budhcad ahi Si Fool Xun u dhaceen DAAWO

Columbus 10. April 2017 (SDN/QJ):-Gabar Soomaali ah oo ku nool dalkaas Mareykanka ayaa waxaa la sheegay in Maalin Cad ay Tuugo Madoow ah ay dhac fool xun u geysteen iyadoona ay ka dhaceen lacagtii ay haysatey islamarkaana ay ka qaateen Teleefoonkeedii gacanta. Gabadhaan Soomaalida ah oo lagu magacaabo Xaliimo Xasan oo ku nool magaalada Columbus…

Read More

Agaasimayaashii SNTV iyo Radio Muqdisho oo xilka laga qaaday iyo Agaasimayaal cusub oo la magacaabay Iyo Is Maandhaaf Ka Dhashay oo Xalay Guuxisa laga dareemay Muqdisho

Muqdisho 10. April 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Warfaafinta Dowlada Federaalka Soomaaliya Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) ayaa xil ka qaadis iyo isbadal ku sameeyay qaar kamid ah agaasimo waaxeedyada Wasaarada Warfaafinta. Wasiirka cusub ee Wasaarada Warfaafinta ayaa xilka ka qaaday Agaasimihii Telefishinka Qaranka C/naasir Xuseen, waxaana Agaasimaha cusub ee Telefishinka loo magacaabay Wariye Liibaan Cabdi Cali oo…

Read More

Hindiya: Wiil Muslim Ah Oo Lagu Hor Dilay Gabadhii Uu Jeclaa Oo Ay Kala Diin Ahaayeen !

Delhi 10. April 2017 (SDN/QJ):-Dalka Hindiya, had iyo jeer waxa ka dhaca dhibaatooyin la xidhiidha dhinaca Diinta, taasi oo ay iskaga hor yimaadaan Dadka ku wada nool Dalkaasi ee haysta diimaha kala duwan, sidaasi awgeed ayaa waxa ka dhacday Dalkaasi arrin aad u murrugo badnayd kadib markii wiil dhallinyaro ah oo Muslim ahaa la dilay,…

Read More

Hudheelka Cuntada Ee Ugu Wanaagsan Adduunka Sanadka 2017ka !

Melbourne 10. April 2017 (SDN/QJ):- Hudheelka Cuntada ee magaciisa la yidhaahdo Elven Madison Park ee ku yaalla Dalka Maraykanka ayaa noqday Hudheelka ugu wanaagsan Hudheelada waxa laga cuno ee Adduunka, kaasi oo lagu soo bandhigay xaflad lagu qabtay magaalada Melbourne ee Dalka Australia in hudheelkaasi uu sidaasi ku noqday hudheelkii koowaad ee laga leeyahay Dalka…

Read More

Dawlada Maraykanka Oo Go’aamisay inay Dalkeeda Ka Masaafuriso 4 Kun oo Qof oo Somali ah & Safiirka Somalia ee Maraykanka oo Cadeeyay Arintan DHAGAYSO

Washington 09. April 2017 (SDN/QJ):-Safiirka Somalia u fadhiya dalkan Mareykanka, Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in safaaradiisu ay ogaatay in hey’adaha socdaalka ee mareykanka ay doonayaan inay Mareykanka ka masaafuriyaan ilaa 4 Kun oo qof oo Somali ah. Ambasador Cawad ayaa sheegay in ku dhawaad 300 oo dadkaasi ka mid ah oo haatan xarumo iyo…

Read More

15 Ruux oo Ku Naf Waayay Qarax Xoogan oo Maanta Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho SAWIRO

Muqdisho 09. April 2017 (SDN/QJ):- Weerar ismiidaamin ah ah oo galaaftay nolosha dad badan oo shacab ah ayaa goordhaw ka dhacay agagaarka Wasaarada Gaashaandhiga gaar ahaan Ceelka Tus baxle, waxaana qaraxan ka dhashay Khasaaro aad u badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxan Ismiidaaminta ah ayaa lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo la socday…

Read More

‘’Hadii Somaliland Danbiile ay Leedahay Danbiilaha Kowaad ee In Maxkamad La Soo Taago Mudani Waa Axmed Siilaanyo,Aniguna Intaan Noolahay Nidar ayaan Ku Galay…’’ Ambassador Cawil Cali Ducaale DAAWO

Hargaysa 09. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda ee Dawladii Daahir Rayaale haatana ah La taliyaha Gaarka ah ee Madaxweyne Siilaanyo ee Aqoonsi raadinta iyo Wada hadalada Somaliland iyo Somalia Ambassador Cawil Cali Ducaale ayaa ahaa Shakhsi ka soo hor Jeeda Siyaasadda Hogaamiyaha haatan ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo. Waxa uu ku…

Read More

“Aniga Oo Aan Wali Xisbigii La Wareegin, Mararka Aanu Xafladaha Iskugu Nimaadno, Waxaad Ka Garataan Sida…..” Gudoomiyaha Ku Meel Gaadhka ah ee Xisbiga Waddani

London 09. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani  xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa ka hadlay warar sheegaya inuu khilaaf soo kala dhex galay musharaxa xisbigaasi Cabdiraxmaan Cirro. Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo isaga oo ku sugan magaalada London ee xarunta wadanka Ingiriiska ayaa sidoo kale ka war…

Read More

Murashaxa Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro Iyo Waftigii Uu Hoggaaminaayay Oo Socdaalkoodi Yurub Ku Soo Khatimay Dalka Finland +SAWIRRO

Helsinki 09. April 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo waftigii uu hoggaaminaayay ee socdaalka ku maraayay Qaarada Yurub ayaa safarkoodii lugtii u danbaysay waxay ku soo khatimeen Dalka Finland oo siweyn loogu soo dhaweeyay. Jaaliyada ku dhaqan Dalka Finland ayaan u kala hadhin soo dhawaynta Waftiga Guddoomiyaha, waxaana lagaga hortagay garoonka…

Read More

Marwo Edna Aadan Oo Ka Hadashey Saldhiga Ciidan Ee Berbera Laga Siiyey Dawlada Imaaradka Iyo Ujeedka Ciidaankaasi Berbera U Soo Degayo DAAWO

Hargaysa 09. April 2017 (SDN/QJ):- Marwo Edna Aadan oo ka mid ah haldoorka Somaliland isla markaana hore u aheyd wasiirkii arimaha dibada dawladii Riyaale ayaa waxaa ay markii ugu horeysay ay ka hadashey mawqifkeeda saldhiga ciidan ee Berbera laga siiyey Dawlada Imaraadka. Marwo Adna Aadan waxaa ay sheegtay in magaalada Berberi ay dacneed isla markaana…

Read More

“Adeer Anagu Rag La Boobi Karo Maalinta Doorashada Ma Nihin , Cidna Ka Baqan Meyno ….” Hogaamiye Xirsi DAAWO

Hargaysa 09. April 2017 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Xaaji Xassan ayaa waxa uu ka hadley hadalada sheegaya in xukuumada iyo xisbigeeda Kulmiye ay boobi doonan  codadka doorashada . Hogaamiyaha oo ka hadlaayey munaasibad jaaliyada dalka Sweden u qabateen  masuulyiinta xisbiga Waddani ayaa waxaa uu sheegay in aanay aheyn rag la boobi…

Read More

“Balli-dhiig Ina Iley-baa Biyo Ka Soo Saarey Siilaanyo Oo Hooyadii Joogtaana Kamuu Soo Saarin,Halkaa Habar-jeclo Ayaa Ku Dhammaatey”Eng.Faysal C.Waraabe DAAWO

Hargaysa 09. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa eedo tiro badan ku garaacey wax-qabadka xukuumadda KULMIYE. Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa eedo kulul ku garaacey xukuumadda KULMIYE,Isaga oo ku dhaliiley heerka waxbarasahada Somaliland oo aad u liidata.   Geesta kale Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe…

Read More

Guddid Wanaag Farista Somaliland Oo Si Adag Uga Hadley Urur Diimeed Hargaysa Lagaga Dhawaaqay DAAWO

Hargaysa 09. April 2017 (SDN/QJ):- Iyada oo ahayd 5-tii Bishan April oo ku beegnayd maalintii Arbacada ayaa waxa caasimadda Hargeysa ee Somaliland lagaga dhawaaqey koox wadaado qaar ka mid ahi macallimiin ka yihiin Jaamacadaha Hargeysa iyo Beder ay la baxeen in ay taageersan yihiin urur diimeed laga dhawaaqey gudaha magaalada Hargeysa. Waxa sidoo kale isla…

Read More

Xuska SNM Oo Hargeysa Lagu Qabtay Iyo Mujaahid Siciid Shukri Xuseen Oo Ka Warramay Qorshaha Saryan Muusiyam DAAWO

Hargaysa 09. April 2017 (SDN/QJ):- 36 guurada ka soo wareegtay markii la aasaasay ururkii dhaqdhaqaaqa Soomaaliyeed ee SNM ee sanadkii 1981-kii ayaa shalay laga xusay magaalada Hargeysa. Mujaahidiin door weyn ku lahaa halganka, qaar ka mid ah golaha wasiirrada iyo qaybaha bulshada ayaa ka qayb galay munaasibada oo lagu qabtay xarunta Saryan Museum ee Hargeysa,…

Read More

Wasiir Cukuse oo shir Caafimaadka ah kaga qayb galay UGANDA iyo Dhakhaatiir Sucuudiyaan Ah Oo Somaliland U Yimi Caafimaad Qabka Xoolaha DAAWO

Hargaysa 09. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland Mr.Cukuse iyo saraakiil wasaaraddiisa ah ayaa dalka UGANDA kaga qayb galay shir lagagaga hadlayey caafimaadka Xoolaha Somalida, kaasoo ay ka soo qayb galeen Dhakhaatiir ka kala socotay Dawladdo iyo Hay’addaha ku shaqada leh Xoolaha Dhinaca kale, wefti ka socda wasaaradda Xanaanada xoolaha iyo Beeraha ee…

Read More