Qorshaha Xasilinta Amaanka Muqdisho oo la Faah faahiyay iyo Ciidan isku Dhaf Ah Oo La Xareeyay
Muqdisho 21. May 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku booriyey shacabka Soomaaliyeed inay hay’adaha amniga kala shaqeeyaaan Sugida Amniga Caasimada Muqdisho. Hay’adaha Amniga iyagoo ka duulaya go’aamadii Golaha Wasiirada ee 11kii May 2017 waxey diyaariyeen barnaamijyadii ay ka mid ahaayeen; In la xareeyey ciidankii isku-dhafka ahaa ee…
