Mas’uul Sare oo Ka Tirsan Xisbiga Ucid oo Xukuumadda ka Dalbaday Inay Cadayn Rasmi ah Ka Bixiso Sababtii Keentay Geerida Marxuun Ku Dhintay Xabsiga Hargaysa DAAWO

Boorama 22. May 2017 (SDN/QJ):- Mas’uul ka Tirsan Xisbiga Ucid ayaa Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay inay Si Deg-Deg Ah Usoo Cadayso Sababta Ka Danbaysay Dhimashada Marxuum Cabdi Cabdilahi Xirso Oo Xabsiga Hargaysa Ku Dhex Geeriyooday. https://www.youtube.com/watch?v=kmWnBu-XLF8&feature=youtu.be

Read More

Magaca Haweeney Ku Xidhneyd Xabsiga Dhexe Ee Muqdisho Oo Geeriyootey Taas oo Hore Loogu Xukumay inay la Shaqayso Alshabaab DAAWO

Muqdisho 22. May 2017 (SDN/QJ):- Deeqa Diraac oo ku xirneyd xabsiga dhexe ee dalka kuna xukunneyd 15 sano oo xabsi ciidan ah ayaa lagu soo waramayaa inay ku geeriyootey Isbitaal ku yaalla xabsigaasi. Deeqa ayaa u dhimatay xanuunka macaanka (Sokorow) oo markii horeba ay qabtay, waxaana la sheegay in muddo 45 cisho ah ay ku…

Read More

Dawladda Somaliland Oo Guul Kala Carrowday Dood  Lagaga Hadlay  Maamulka Hawada Sare Oo Ay BBC-du Soo Qaban-qaabisay Iyo Soomaaliya Oo Ka Muquuratay

Hargaysa 22. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Duulista Hawada  Dawlada Somaliya Saciid Jaamac Cali (Qoorsheel ) ayaa ka muquurty dood Idaacada BBC-da laanteeda afka Somaligu ku casuuntay isaga iyo Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland  Frxaan Aadan Haybe oo ku saabsana Maamulka Hawada Sare ee Somaliya, oo isna markii la waayey Wasiirkii Dhigiiisa ahaa,doodii  dhinaca…

Read More

Xildhibaan C.raxmaan Talyanle oo Dalbaday in Qaab Caddaalad ah Loo Maamulo Qaadhaan Uruurinta Ka Soo Kabashada Abaaraha

Hargaysa 22. May 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Cabdiraxmaan Talyanle),oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Guddida Joogtada ah, sidoo kalena ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Waddani, ayaa ka hadlay nidaamka loo bedelay Xuska 18-may, waxaanu sheegay inuu ahaa qorshe iyo nidaam aad u fiican, waxaanu ku taliyey in si fiican oo…

Read More

“Haba Yaraatee Wasiirka Iyo Weftigiisa Gobolka Badhan Lagama Hor Istaagin [Waayo] Gobolkaasi Waa Somaliland, Wasiirkuna Waqtigii Uu Doono Ayuu Tegi Karaa……”

Ceerigaabo 22. May 2017 (SDN/QJ):- Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland ayaa meesha ka saartay isla markaana war aan sal iyo raad toona lahayn ku tilmaantay warar ka dhan ah wasiirka wasaaraddaas iyo wefti uu horkacayo oo maalmihii udembeeyey safarro shaqo ku marayay gobollada bariga Somaliland. Afhayeenka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare Md. Cabdillaahi…

Read More

Askari Fashiliyey Qarax Lagu Dili Lahaa Saraakiil Sar Sare Oo Isaga Ay Alshabaab u Adeegsan Lahayd & Abaal Marinta la Gudoonsiiyey DAAWO

Beledweyne 22. May 2017 (SDN/QJ):- Maamulka gobolka hiiraan ayaa abaal marin siiyey askari ka tirsan ciidamada XDS ee gobolka Hiiraan kaasoo soo bandhigay waxyaabo qaraxa oo Al-Shabaab ay kula ballaameen inuu ku dilo qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda. Askarigan oo lagu magacaabo Maxamed Cali Axmed oo faahfaahin ka siiyay sheekada ku saabsan xiriirka…

Read More

Xukuumada Somalia oo Puntland Ku Eedaysay Fashilinta Shir Muhiim Ah Oo Ka Dhici Lahaa Jaziirada…

Muqdisho 22. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Kalluumeysiga Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Cabdi Xaashi ayaa ku eedeeyay maamul goboleedka Puntland in ay fashiliyeen shir muhiim ahaa oo ay uga qeyb gali lahaayeen Jaziirada Seychelles. Shirkan ayuu sheegay Wasiirka in looga hadli lahaa heshiis laga gaaro sidii loo qeybsan lahaa Kalluunka loo yaqaano Tuunaha oo ka dhici lahaa…

Read More

Maraykanka iyo Dalalka Khaliijka oo uu Shir uga Furmay Magaaladda Riyadh ee Boqortooyadda Sucuudiga Iyo Nuxurka Khudbadii Madaxweyne Donald Trump DAAWO

Riyadh 22. May 2017 (SDN/QJ):- Kulan madaxeedkii Dalalka carabta, Islaamka iyo maraykanka ayaa si rasmi ah uga furmay Magaalada  Riyaad ee Dalka Sucuudiga iyadoo ay soo xaadireen in ka badan 50 hogaamiye Donald Trump oo halkaa khudbad ka jeediyey waxa uu xooga ku saaray khudbadiisa ka hortagga argagixisada waxana uu ka dalbaday wadamada Islaamku inay…

Read More

Yaa lahaa isku Daygii Dilka Kim Jong Un ee bishan gudaheeda ee Loo Adeegsaday Maadada Bitro Kimikada?

K.Waqooyi 22. May 2017 (SDN/QJ):- Dawlada Kuuriyada Waqooyi ayaa waxa ay daaha ka qaaday arintii ku saabsanayd iskudaygii dil ee dhowaan la hadalhayey in lala beegsaday madaxweynaha ugu da’da yar Madaxweynayaasha Adduunka Kim Jong Un. Wakaalada wararka ee Yonhab ee Kuuriyada Koonfureed ayaa baahisay video kooban oo ay ka soo xigatay Telefishinka ay gacanta ku…

Read More

Waa Kuma Khabiirkii Dhowaan Joojiyey Weerarkii Electroniga ahaa?

Washington 22. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa la ogaaday in khabiirkii joojiyey Weerarkii electronicada ahaa ee dhowaan boqolaalka dawladood lala beegsaday inuu ahaa Marcus Hutchins oo ahaa arday hore looga caydhiyey waxbarashada markii lagu eedeeyey falal dhanka Hackers-ka ah ama budhcada internet-ka ah, waxana uu gaadhi kari waayey inuu helo shahaadada Dugsiga sare ee macluumaadka tiknoolajiyadda….

Read More

Dhanbaal uu Nebi Muxamed NNKH u Kala diray Boqoro Xiligaas Meelo Kala Duwan ka Talinayay Qaybtii Kowaad

Hargaysa 22. May 2017 (SDN/QJ):- Rasuulkeennii Muxammed (CSW) lama uu hadhin dadaal kasta oo uu diinta Alle u soo dhiibay ku faafin karayey, si ay u gaadho daafaha dunida, maadaama oo ay tahay diintii Alle dunida oo dhan ugua talogalay. Hababka uu Nebi Muxammed (SCW) isticmaalay waxaa ka mid ahaa dhambaallo uu u diray hoggaamiyeyaasha…

Read More

Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaaleha Dawlada Oo Ku Dhawaaqey Natiijada Imtixaankii Shaley Lagaga Qaaday Magaaladda Laascaanood 30 Jago oo Ka Bannaan Laamaha Dawlada DAAWO

Laascaanood 21. May 2017 (SDN/QJ): Gudoomiyaha Haayada Shaqaaleha Dawlada Mudane Sharmaake Ahmed Muxumed Geele Ayaa Si Rasmi Ah U Soo Dhajiyey Natiijada Imtixaankii Maalintii Shaley Ahayd Ay U Fadhiiteen Dhalinta  Aqoon Yahanka Ah Ee Soo Xareystay Cv Yada Sodonkii  Kaalmood Ee Ay Hore U Baahisey Hayada Shaqaalaha Dawladu.

Read More

Madaxweyne Maxamed C.laahi Farmaajo Iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Si Diiran Loogu Soo dhaweeyay Magaalada Riyadh ee Boqortooyada Sucuudiga SAWIRO

Riyadh  21. May 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya iyo wafdi la socda ayaa gaaray magaalada Riyaad ee caasimada Boqortooyada Sacuudi Carabiya , waxaana halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay Madax katirsan Boqortooyada Sacuudiga. Farmaajo ayaa ka qeyb galaya shirka magaalada Riyaad uga furmay Hogaamiyaasha Wadamada Islaamka iyo Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump, waxaana shirkaasi looga…

Read More

Telefishanka Qowmiyadda Kurdiyiinta ee RUDAW TV oo Warbixin Cajiib ah ka Diyaariyey Somaliland DAAWO

Hargaysa  21. May 2017 (SDN/QJ):- Telefishanka Qowmiyadda Kurdiyiinta oo la yidhaahdo RUDAW TV, ayaa warbixin dheer oo ka sameeyay Somaliland. Waxaanay ka warrameen nabadgelyada Somaliland ku naaloonayso, cilaaqaadka ay caalamka la leeyihiin iyo fursadaha ay u haysato xiligan inay caalamka ka hesho aqoonsiga ay raadinaysay muddo rubuq qarni ku siman. Warbixintan oo uu diyaariyay weriye …

Read More