‘’Rooxaani Way Ka Go’an tahay Dardar gelinta Isbedelku Laakin ma Hirgelin karaa? Waa Doorashadii Mar Labaad Shacabka Iran u Cugteen inuu Hogaanka u sii hayo Madaxweyne Xasan Rooxaani

Tahran  21. May 2017 (SDN/QJ):-Doorashadii Madaxtooyada dalka Iraan waxa ku guulaystay Madaxwayne Rooxaani oo ah hogaamiyaha isbedelka waxanu kaga adkaaday musharixii muxaafidka mayalka adag Garsoore Ebrahimi Raisi ee ka soo horjeeda isbedelka ay taageersan yihiin ilaa hadda inta badan dadka Iraan siday ay muujisay natiijadu. Lakiin weli awoodda xukunka ee Garsoorka iyo Amniga waxa gacanta…

Read More

Somaliland Qaran Sodon Jirkiisii Mar kale dib u dhashay “Barnaamijyo Taxane ah kala Soco QURBEJOOG Iyo Milicsiga Maanta ee Hub Ka Dhigistii Iyo Abaabul ka Saarkii’’ DHAGAYSO

Hargaysa  21. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Dalka Somaliland Looga dabaal degay Xuska 26 Guurada ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyada Somaliland dib ula soo noqotay Xornimadeedii oo ah 18 bishan May Xili aanay Somaliland beesha Caalamka ka Helin Wax aqoonsi ah,Balse ay Shacabku Muujiyeen Wax qabsi balaadhan.   Shabakada Qurbejoog.com ayaa Halkan idiinku soo Gudbinaysa…

Read More

Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo Xisbiga Talada Somaliland Ku Guulaysta u Soo Jeediyay inuu la Yimaado Siyaasad Aqoonsi raadineed

London  21. May 2017 (SDN/QJ):- Prof. Axmed Ismaacil Samatar ayaa daboolka ka qaaday inay Somaliland haatan u baahantahay inay dajiso qadiyada ay doonayso inay dunida ka iibiso si ay aqoonsi u hesho. Waxa uu Axmed Ismaacil sheegay in loo baahan yahay in qoraal lagu dajiyo qadiyada Somaliland,gudi ay u saarto dawlada cusub ee la dooran…

Read More

“Anigu Waxaan Idiin Ballanqaadayaa Haddii Ilaahay Halkaas I Keeno In Nin Dhallinyaro Ah Oo 20-Jir Ah Oo Reer Somaliland Ahi Ay Gacmuhu Dhididaan’’ Gudoomiye Muuse Biixi DAAWO

Hargaysa  21. May 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Balan ku qaaday in Hadii uu Hogaaminta Qarankan uu qabto ay Dhallinyaradu noqon doonaan Kuwo Waxqabad Muujiya. Murrashax Muuse Biixi waxa uu sheegay in sida keliya ee dunidu ku hormartay tahay in dal waliba dadkiisa xoogga ah ka shaqaysiiyey,…

Read More

Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex oo Go’aan ka gaadhay Dacwadii loo haystay Mas’uuliyiin ka Tirsan Xisbiga Waddani+ Xeer Ilaalinta oo Racfaan Ka Qaadatay Iyo Xisbiga Waddani oo Sheegay Inuu Dulqaadkii Ka Dhamaaday Qaanuunkana Laga Talaabsan Doono DAAWO

Hargaysa  21. May 2017 (SDN/QJ):- Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex ayaa Maanta Soo Gunaanaday Dacwad in Mudo ah ku Socotay Laba Sarkaal oo Ka Tirsan Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo Kala ahaa Gudoomiyihii Garabka dhallinyarada heer qaran iyo Xoghayihii Ciyaaraha Waxayna Maxkamadu Xoriyadiisii u soo Celisay Gudoomiyihii  Garabka Dhallinyarada halka Xoghayihii Ciyaaraha ay ku riday…

Read More

Xuska 18 May 2017 ee Jaaliyadda Somaliland ee Kenya Nairobi ku dhigeen Iyo Fariin ay u Direen Madaxweyne Farmaajo DAAWO

Nairobi  21. May 2017 (SDN/QJ):- Jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Kenya Caasimaddiisa Nairobi, ayaa 26-guurada Qarannimada ee 18 May Munaasibad ku xusay, taas oo ay Masuuliyiinta Safaaradda Somaliland halkaas ku leedahanayna ka qaybgaleen, Farriimo iyo talo-soojeedinna Bulshada ku fareen. https://www.youtube.com/watch?v=Fkt4PPpFdyE

Read More

Haweenay Somaliyeed oo 65 Jir ah Isla Markaana Raadinaysa 25 Guursada (Dhaqannada Qurbaha Yaalla) !! DAAWO

Norway  21. May 2017 (SDN/QJ):- Barnaamij la yidhaahdo GUUR-DOON oo lagu baahiyo Internet-ka. Waxa la soo xidhiidhay Hooyo Soomaaliyeed oo Da’deeda ku sheegtay 65 Jir, oo Ingiriiska ku nool. Daadihiyeyaasha Barnaamijka oo Hablo ah, hayeyna Warka Hooyadan (Single Mother) ayaa u sheegay inay u soo heleen Wiil 29 Jir ah oo isaguna Happy ku ah…

Read More

Fanaanad Laki Xaaji Wacays Bandhigga iyo Ka Qaybqaadashada Barnaamijkii 18 May 2017 ee BBC Soomali DAAWO

London  21. May 2017 (SDN/QJ):- Fannaanadda Laki Xaaji Wacays, ayaa ka qayb-qaadatay oo si toos ah wax uga akhriday Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha ee Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da, isla markaana qaar ka tirsan Heesaha Jacaylka ah, ku-daadiska ah iyo kuwa Waddaniga ah ee ay qaaddo ku soo bandhigtay. Fannaanadda Laki Xaaji Wacays oo…

Read More

‘’Ama Bari Asaagaa oo Aayo Beel Noqo Ama Gara Adimadaa kaa Saara Oonkee’’ DAAWO

Hargaysa  21. May 2017 (SDN/QJ):- Kooxda Xidigaha Geeska ee Ka Dhisan Somaliland gaar ahaan Caasimadda Hargaysa ayaa Munaasibadii 18 May waxay soo Saareen Suugaan door ah oo ka hadlaysa Sidii Looga bixi lahaa Ku Tiirsanaanta Shisheeye Isla markaana waxqabad bulsho loo samayn lahaa. Falaadhaha ilayskiyo dar ilaahay roob hela mooyee awaaraha geed kama ag guuree…

Read More

Dowlada Sweden Oo Laga Codsaday In Ay Aqoonsato Baasaboorka Soomaaliya!!!!

Muqdisho  21. May 2017 (SDN/QJ):- Magaalada Muqdisho waxaa kulan gaar ah ku yeeshay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Swedan Mikael Lindvall iyo Agaasimaha guud ee Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya G/Sare Moxamed Adam Koofi . Safiirka iyo Agaasimaha Guud ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xariirka labada Dowladood iyo sidii dowlada…

Read More

Dhaqan Celis mise Dhaqan barid – Talooyin ku socda Soomaalida kunoo Qurbaha (Daawo Muuqaal) DAAWO

Toronto  21. May 2017 (SDN/QJ):- Dhaqanka caruurta in la baro inta ay yaryar yihiin ayaa ka haboon in marka ay koraan ee ay nolasha ka dhacaan la isku dayo in la toosiyo.   Barmaamijkani waa kii laabaad ee aan ku eegayno mawduucan dhaqqn celinta, waa talooyin aan u soo jeedinayno waalidiinta, macalimiinta, masaajidada iyo hogaanka…

Read More

Maxkamad Ku Taalla Itoobiya Oo Xukuntay 23 Qof Oo Lala Xidhiidhiyay Al Shabaab Iyo Daacish

Addis Ababa  21. May 2017 (SDN/QJ):- Maxkamad ku taalla dalka Ethiopia ayaa xukuntay 23 qof oo lagu eedeyay in ay damacsanaayeen in ay sameeyaan koox xidhiidh la leh Al-shabaab. 23-ka qof ayaa lagu xukumay min 15 sano oo xabsi ah, sida Maxkamadda ay sheegtay. Maxkamadda Sare ee Federaalka dalka Itoobiya ayaa ku eedaysay 23-ka qof…

Read More