Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Ka Hadlay Is Casilaadii Xildhibaan Ibraahin Rayte uu Ku Shaaciyey inuu Xisbiga Waddani ka Baxay+ Cirro oo Sheegay In Balanqaadyo ay Ka Hayeen Madaxweyne Siilaanyo ay Bureen DAAWO

Hargaysa 15. May 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Markii Kowaad ka hadlay Is Casilaad uu Shalay Ku dhawaaqay Xildhibaan Ibraahin Rayte oo ka tirsanaa Mudanayaasha Xisbiga Waddani Ugu Jira Golaha Wakiiladda. https://www.youtube.com/watch?v=ndmJpL1svS8

Read More

Nuxurka Su’aalo Ku Saabsan Dekedda Berbera Iyo Saldhiga Imaaraadka Carabta Oo Machad London Ku Yaala Lagu Weydiiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda

Hargaysa 15. May 2017 (SDN/QJ):- Khamiistii 20-kii bishii hore ee April wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, wuxuu machadka Africa Research Institute ee xaruntiisu tahay magaalada London ka jeediyay khudbad ku saabsan Jamhuuriyadda Somaliland. Markii uu khudbadiisa oo dhinacyo badnayd dhammeeyay, waxa dadkii kulanka ka qayb galay oo ajaanib ku jireen weydiiyeen su’aalo…

Read More

Maayarkii Degmadda Xariirad oo Geeriyooday Kadib Markii uu Doox Qaaday Iyo Wasiirka Ciyaaraha oo Dirqi Ku badbaaday

Hargaysa 15. May 2017 (SDN/QJ):- Alle ha u naxariistee Waxaa Geeriyooday Galabta Maayarkii Degmada Xariirad ee Gobolka Awdal Abokor Guuleed Kadib Markii uu qaaday Dooxa abase oo 55 Km dhinaca Galbeed kaga began Magaaladda Boorama. Waxaa Shilkan ka Badbaaday Wasiirka Wasaaradda Dhallinyaradda Iyo Ciyaaraha C.risaaq Waaberi Rooble,Askari ka Mid ah Ilaaladiisa Iyo Weriye ka Tirsan…

Read More

Markii Ugu Horaysay Taariikhda Somaliland oo Dhisme Cusub Loo Binaynayo Taliska Ciidanka Qaranka Somaliland DAAWO

Hargaysa 15. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Gaashaan Dhiga Ee Somaliland  Axmed Xaaji Cali Cadami, Oo Ay Weheliyaan Taliyaha  Guud ee Ciidamada Qaranka Sareeye Gaas, Nuux Ismaaciil Taani Iyo saraakiil Kale Ayaa Dhagax Dhigay Dhismayaal Cusub Oo lagu Soo Kordhinaayo   Taliska Ciidamada Ee Magalada Hargeysa.

Read More

Mas’uul Ka Tirsan Xukuumadda KULMIYE Oo Daaha Ka Feydey Musuq-maasuqaa Mas’uuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Kulmiye DAAWO

Hargaysa 15. May 2017 (SDN/QJ):- Mas’uul ka tirsan Xukuumadda KULMIYE ayaa si cad uga marakacey Musuq-maasuq uu ku Eedeeyey Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE Iyo Dowlada Siilaanyo. Mas’uulkan ayaa sheegey qof kasta oo ka taga xukuumadda uu ku kaco musuq-maasuq. https://www.youtube.com/watch?v=ggJYv9C0Kok

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane Saylici oo Fariin Ku Saabsan Xuska 18 May u Jeediyey Shacabka DAAWO

Hargaysa 15. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta Fariin ku aadan Xuska Munaasibada Qaran ee 18 May Wuxuu u diray Shacabka Somaliland isagoo Si gaar ah uga Hadlay Sidii Taakulo loo Gaadhsiin lahaa Shacabkeena Ku Tabaaloobay Xaaladda abaareed ee Somaliland ka Taagan . ”Waxaan Ilaahay ugu…

Read More

Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Ku Cabbirey Gabayo Siyaasadda Gurracan Ee Xukuumadda Kulmiye Dalka Ku Hoggaamineyso,Musuq-maasuqa Xukuumadda & Talooyinka uu Soo Gudbinayo DAAWO

Hargaysa 15. May 2017 (SDN/QJ):- Abwaan Yuusuf Shaacir oo kamid ah hal abuurka Somaliland ayaa si adag uga hadlay siyaasadd xumada dalka ka taagan,waxaana uu abwaan Yuusuf Shaacir ibo furey gabayo duraya siyaasadaha gurracan ee wakhtigan taagan,   sidoo kalena abwaanku waxa uu badka soo dhigay dhibaatooyinka Somaliland ka jira. Abwaan Yuusuf Shaacir ayaa si…

Read More

Ciidammada Booliiska Oo Gacanta Ku Dhigay Rag Ku Eedaysan Dilka Mid Ka Mid Ah Dirawallada Gaadiidka Iskaga Goosha Somaliland Iyo Puntland

Caynaba 15. May 2017 (SDN/QJ):- Ciidammada Booliiska ee Gobolka Saraar, ayaa Gacanta ku dhigay Saddex Nin oo ku eedaysan inay Jidka u dhexeeya Oog iyo Guumays oo Gobolka Saraar ah ku dileen Nin Dirawal ka ahaa Gaadiidka iskaga goosha Puntland iyo Somaliland. Taliyaha qaybta Booliiska ee Gobolka Saraar Gaashaanle Mursal ooo Hawl-galka lagu soo qabtay…

Read More

Madax-dhaqameed Hargeysa Iyo Togdheer Ka Ambo-baxay Oo Laascaanood U Tagay Inay Ka Qayb-qaataan Xalka Beelo Koonfurta Sool Ku Dagaalamay

Laascaanood 15. May 2017 (SDN/QJ):- Madax-dhaqameed, cuqaal iyo waxgarad ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool, si ay qayb uga noqdaan dhexdhexaadin laba beelood oo mudodheer colaad sokeeye ku dhex martay koonfurta Gobolka Sool. Madax-dhaqameedkan oo ay ka mid ahaayeen Suldaan C/laahi C/raxmaan Good oo Hargeysa ka tagay, Suldaan Maxamuud Guuleed Mirre, Suldaan…

Read More

Booliska Caalamiga ah ee Interpol oo soo Saaray Warrant (Warqad Qabasho ah) oo lagu Xidhayo Caalimka Muslimka ah ee Reer Hindiya Dr Zakir Naik

Delhi 15. May 2017 (SDN/QJ):- Booliska caalamiga ah ee Interpol ayaa soo saaray wareegto lagu qabanayo oo lagu soo xidhayo daaciga muslinka ah ee u dhashay Dalka Hindiya Dr Zakir Naik, ka dib markii ay Interpol ka heleen dalka Hindiya Dalab ay kaga codsanayaan in la qabto daacigaasi ka dibna loo soo gacangeliyo Cadaalada Hindiya….

Read More

Qiimaha Tikidhada Final-ka Champion-ka Yurub oo Cirka isku Shareeray

London 15. May 2017 (SDN/QJ):- Xidhiidhka kubadda cagta ee Qaaradda yurub ayaa u gaar yeelay illaa 18 kun oo tikidh taageerayaasha Kooxaha Real Madrid iyo Juventus oo iskaga hor imanaya Ciyaarta Finel-ka ee tartanka kooxaha horyaalada Qaaradda Yurub oo bishan soo socoto bilowgeeda ka qabsoomi doona Garoon ku yaalla Magaalada Cardief ee Gobolka Wales ee…

Read More

Odayaal Iyo Waxgarad Ka Tirsan Beesha Koonfurta Hargaysa oo Sheegay in Xafladii Kulmiye u Qabtay Taageerayaal Ku Soo Biiray aanay Beel ahaan Ku Jirin DAAWO

Hargaysa 15. May 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka Mid ah Odayaal iyo Waxgarad Ka Soo Jeeda Beesha degta Koonfurta Caasimadda Hargaysa ayaa ka fal Celiyey Dad badan oo uu Xisbiga Kulmiye u qabtay Xaflad ay ku Muujinayeen inay Taageero buuxda u hayaan waxayna xuseen in aanay Jirin Wax Taageero ah oo ay u hayaan Xisbiga Kulmiye…

Read More

Dhallinyarada Qurbaha Laga Kaxeeyo Ee Wadankii La Geeyo Ma Dhaqan Celisbaa Mise Musaafuris? DAAWO

Hargaysa 15. May 2017 (SDN/QJ):- Dhaliinyarada iyo caruurta dhulkii lagu celiyo si “dhaqan celis” loogu soo sameeyo waa kuwama? Dhaqan celisku wax natiijo ah ma keenaa? Maxaa la gudboon waalidiinta, culimada iyo hogaanka jaaliyadaha Soomaalida ee qurbaha degan. Barnaamijkan iyo mid kale ee soo socda waxa aan isku dayi in aan su’aalahaas kaga jawaabo.

Read More

Nuxurka Khudbad uu Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka Somalia ka Jeediyay Shirka Doha Forum

Doha 15. May 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa khudbad ka jeediyey Shirka Doha Forum ee ka furmay magaalada Doxa ee dalka Qatar, waxaana lagu casuumay madax ka socota dalal kala duwan iyo Hay,ado caalami ah. iyadoo shirkana uu furay Amiirka Qatar Shiikh Tamim Bin Hamad Al-Thani. Waxaa shirkan oo…

Read More

Tirada Xildhibaanada Puntland oo la kordhinayo iyo Gaas oo ka hadlay Sababta ka dambeysa

Garowe 15. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxwenaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa markii ugu horeesay xaqiijiyay warar soo baxayay oo sheegayay in la kordhinayo tirada uu hada ka kooban yahay Xildhibaanada maamulkaasi. Waxa uu sheegay Madaxweynaha Puntland in uu la hadlay gudoomiyaha barlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi kana codsaday in uu furo kalfadhiga Baarlamaanka…

Read More

Taliyihii hore ee Hay’adda Nabad Sugida Somalia General Gaafoow Oo Markii Kowaad Ka hadlay Dil uu Daleewarkiisu u Gaystay Hawl Wadeen Dhalasho ahaan ka soo Jeeda Somaliland oo Xiisad ka abuuray Muqdisho

Muqdisho 15. May 2017 (SDN/QJ):- Taliyihii hore ee Hay’adda Nabad Sugida & Sirdoonka Qaranka Jen. C/llaahi Gaafow Maxamuud ayaa ka hadlay dil uu gaystay darawalkiisii. Faarax Cali Nuur ayaa la sheegay inuu degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho uu ku dilay kaaliyihii Maxkamadda sare ee dalka, Mursal Cumar Cismaan ka dib muran soo kala dhex galay….

Read More

Madaxweyne Farmaajo Safarkiisii Itoobiya Kadib Wuxuu u Xadhko Xidhay Waddanka Masar & Sawirada uu Socdaalkani Bixinayo

Muqdisho 15. May 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay casuumad rasmi oo uga timid madaxweynaha dalka Masar Cabdifitaax Sisi oo lagaga codsay inuu booqdo Magaaladda Qaahira Casuumada waxaa gacanta ka saaray madaxweyne farmaajo, Ra’iul Wasaaraha dalka Masar Sherif Ismaaciil oo ka qaybgalay shirkii arrimaha Soomaalida ee maalintii khamiistii lagu soo gabagabeeyay Magaaladda…

Read More

Amarkii Duqa Muqdisho Oo Saameyn Badan Ku Yeeshay Ganacsigii Ka Jiray Laamiga Maka Al Mukarama

Muqdisho 15. May 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa dhawaan soo saaray amar ah in gaadiidka nuucyadiisa kala duwan aan la dhigi karin hareeraha laamiga Maka Al Mukarama . Ciidamada Taraafikada ayaana amar lagu siiyay in ay jiidaan gaarigii ay ku arkaan isaga oo yaala laamiga dhinaciisa, waxaana…

Read More