Meere Cusub oo Dhulka Le’eg oo La Daah Qaaday (Xogta Dunida) DAAWO
Hargaysa 15. May 2017 (SDN/QJ):- Wakaalada sahaminta hawada sare ee Nasa ayaa daah qaaday meere cusub oo dhulka ka durugsan masaafo iftiinku u socon karo afartan sanadood oo buuxa https://youtu.be/doWuM0wBWh8
