Maxaa Ka Run ah in Ninka Muslimka ah ee Waddanka Iceland Degen loo Ogol Yahay 4 Dumar ah Inuu Guursado Isla Markaana La Siinayo 6 Kun oo Dollar Cida Gabadh Guursata? DAAWO

Iceland 09. May 2017 (SDN/QJ):- Waddanka Iceland Waa Dhulkii Fulkaanaha Waa Dal Yar oo ku yaala Qaarada yurub Isla Markaana Leh Khayraad Kala Duwan. Weriye Cabdi Salaan Hereri oo ka hawl gala Telefishanka Universal ayaa Booqasho ku Tegay Dalkaasi Isla Markaana Soo Bandhigay Xogo badan oo Waddankaasi Leeyahay Iyo Nolosha Soomaalida Ku dhaqan Dalkaasi. https://www.youtube.com/watch?v=u6Pl1ettz3o…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay ku xigeenka madaxa hay’adda UNICEF Kalana Hadlay Gurmadka Abaaraha SAWIRO

Hargaysa 09. May 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo uu hoggaaminayey ku xigeenka madaxa hay’adda Qaramada midooaby u qaabilsan daryeelka caruurta ee UNICEF.   Madaxweyne Siilaanyo oo ay kulankaasi ku wehelinayeen Xubno ka tirsan golaha wasiirada oo ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha dibadda Dr….

Read More

Maamulka Dawlada Hoose Hargaysa oo Ka Hadlay Qaar Ka Mid ah Basaslayaasha Hargaysa oo Ka Hor Yimid Qiime lagu amray inay Dadweynaha Ku qaadan DAAWO

Hargaysa 09. May 2017 (SDN/QJ):- Maayar Ku Xigeenka Caasimadda Hargaysa Cabdi Casiis Maxamed Xaashi ayaa Sheegay inay Talaabo adag oo Sharciga Waafaqsan ka qaadanayaan Cid kasta oo ka hor timaada go’aankii ay wada Gaadheen Maamulka Dawlada Hoose iyo Iskaashatada Basaska ee Ku saabsanaa in aan La Kordhin Karin Qiimaha Lagu raaco Gaadiidka basaska.

Read More

‘’Somalia Kama Mid ahin Balse Lacagta La Siinayo Waan la Wadaagaynaa’’ Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland DAAWO

Hargaysa 09. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Amuuraha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa Sheegay in Shirka ka furmaya Magaaladda London Maalinta Khamiista ee soo Socota ee ay ka qayb galayaan Maamul Goboleedyada iyo Xukuumadda Federaalka Somalia uu gaar u yahay isla Markaana Dawlada Somaliland aanay ka qayb galayn. Wasiirku Waxa uu Xusay in Dhaqaalaha…

Read More

Musharax-Madaxwayne Xisbiga Ucid-Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Kormeer Ujeedadiisu ahayd u Kuurgalida Xaalada Cakiran ee La Soo Deristay Saribadaha iyo Sayladda Xoolaha Burco Ku Soo Maray DAAWO

Burco 09. May 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha iyo waftigiisa ayaa waxaa uu booqasho kadis ah ku tageen Suuqa ganacsi Ee Magaalada Burco, iyadoo uu halkaas-na ay kala kulmeen soo dhawayn diiran, waxaanu Gudoomiyuhu u kuur-galay Xaaladda dhabta ay ku suganyihiin bulshada ku ganacsata Suuqaasi, maadaama uu jiro sicir-barar saameen taban ku yeeshay nolosha bulshada . Bulshada…

Read More

“Xukuumadani waxay Ku Xad Gudubtay Xuquqdii Bini Aadantimada” Xisbiga Waddani ee G.Togdheer oo Canbaareyey Falkii Hogamiye Xirsi ay Xukuumadu Kula Kacday DAAWO

Hargaysa 09. May 2017 (SDN/QJ):- Kadib Markii U Shuban Biyood Ka Dilaacay Gobolka Saraar Iyo Gobolo Kamid Ah Bariga Somaliland, Ayaa Waxaa Deeq Mucaawino U Qaaday Hogamiyaha Xisbiga Mucaradka Ah Ee Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, Iyadoo Deeqdaasi Laga Hor Isaagay In U Gaadhsiyo Dadkaasi U Xanuunka Shuban Biyoodku Helay. Waxana arintaasi dhaleeceyey Masuuliyiinta…

Read More

Isuduwaha Wasaaradda Caafimaadka ee Gobolka Saraar oo Sheegay in Hogaamiyaha Waddani aanu Wax Daawo ah u Wadin Cisbitaalka Caynabo Balse uu Caagado Biyo ah siday DAAWO

Caynaba 09. May 2017 (SDN/QJ):- Isuduwaha Wasaaradda Caafimaadka ee Gobolka Saraar Muuse Abokor Suudi ayaa Sheegay in aanu Haba yaraatee Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan soo Gaadhsiin Wax daawo ah Cisbitaalka Magaaladda Caynabo Isagoo intaas ku daray in Hogaamiye Xirsi uu Garab Maray Qawaaniinta Wasaaradda Caafimaadka.

Read More

Hanti Dhawrihii Guud ee Somalia Oo Mar Kale Luuqad Adag Kula Hadlay Madaxweyne Farmaajo Iyo Xukuumadiisa,Tilmaana Ka Bixiyey Gefefka Sharci ee ay Ku Jiraan DAAWO

Muqdisho 09. May 2017 (SDN/QJ):- Dr Nuur Faarax Jimcaale Hanti dhawrihii Guud ee Qaranka Somalia oo Dhawaan Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalku Xilkii Ka Qaadeen Isla Markaana uu ku ayiday Madaxweyne Farmaajo oo Lagu eedaynayo inuu Mas’uul ka ahaa Dilkii loo gaystay dabayaaqadii Todobaadkii tegay Wasiirkii Hawlaha Guud Cabaas Siraaji ayaa Sheegay in Golaha Wasiiradu awood…

Read More

Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshey Siyaasi Cabdirisaaq Khaliif,Sida uu Uga Dayriyey Wada Hadalka Somaliland Iyo Khaatumo Abaarta Iyo Sicir Bararka Is Barkaday DAAWO

Hargaysa 09. May 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdirisaaq Khaliif Xoghayaha maaliyada ee xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI oo wareysi gaar ah siiyey telefiishanka Kalsan Tv xaruntiisa magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu sheegay in uu si aad ah u dhaliilaayo qaabka ay xukuumada Somaliland u bilowdey wada hadalka ay ku jirto maamulka Khaatumo.   Siyaasi Khaliif ayaa…

Read More

Madaxweynaha Somalia Farmaajo oo Safar Dhinaca Dhulka ah Ku Tegay Deegaanka Degmada Afgooye DAAWO

Afgooye 09. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo xubno ka tirsan labada Golle ee dowlada Soomaalia ayaa goordhaw safar dhinaca dhulka ah ku gaaray Degmada Afgooye , waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa la sheegay in booqashadiisa Degmada Afhgooye ay salka ku heysay qiimeynta xaaladaha…

Read More

“Haddaan Nin KULMIYE Ah La Fadhiisto Iyo Haddaan Nin WADDANI Ah La Fadhiisto…Anigu…’’ Maareeyihi Wakaalada Horumarinta Wadooyinka ee Madaxweyne Siilaanyo Xilka ka qaaday oo ka Hadlay Dareenkiisa DAAWO

Hargaysa 09. May 2017 (SDN/QJ):- Maareeyihii Hore ee Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka Somaliland oo Doraad Madaxweyne Axmed Siilaanyo Xilka ka qaaday Prof Xassan Cali Cismaan ayaa ka fal celiyay Sida uu u arko Xilka uu Madaxweynuhu ka qaaday iyo Mustaqbalka Halka uu Ku Biirayo.

Read More

Telefishanka CBS oo ka mid ah Telefishanada ugu wayn Waddanka Maraykanka oo Warbixin Cajiiba Ka Diyaariyay Wiil U dhashay Somaliland oo Wax ka Barta dalkaasi DAAWO

Washington 09. May 2017 (SDN/QJ):- Weriye Anderson cooper oo ah daadihiyaha Barnaamijka loogu daawashada badan yahay ee 60 minut kaasoo kabaxa telefishanada CNN IYO CBS ayaa warbixin cajiiba ka diyaarshay Wiil udhashay somaliland oo isagoo miyiga kayimi ku guulaystay jaamacad kamid ah kuwa dunida ugu sareeya  . https://youtu.be/uSx0rL_OeFg

Read More

Sheekh Aadan Sunne Oo Si Adag Uga Hadley Hablo Dhallinyarro Reer Somaliland Ah Oo Loo Gacan Geliyey Rag Ajaanib Ah DAAWO

Hargaysa 09. May 2017 (SDN/QJ):- Iyada dhawaan ay xukuumadda Somaliland ay u gacan gelisey hablo reer Somaliland oo magaalada Hargeysa loo keeney dhaqan celis dad ajaanib ah oo gaalo ah.   Sheekh Aadan Sunne oo ka mid ah culimada waaweyn ee reer Somaliland ayaa waxaa uu si adag uga hadlay isla-markaana Tallaabo Qaranka Ceeb ku…

Read More

“Xaqiiqda Dhabta Ee Ka Dambeysa Mawduuca Uu Booqashadda U Tegay Farmaajo Dalka Itoobiya, Waxa Uu Raba In Uu Somaliland Ka Hor Istaago Saldhiga Milatari Ee Ay Imaaraadka Carabta” Dublamaasi Gérard Prunier

Addis Ababa 09. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha maamulka Muqdisho ee Somali Maxamed Cabdulaahi farmaajo oo Khamiistii Todobaadkii hore magaaladda Addis ababa kulan kula yeeshay Raysul Wasaaraha dalka Itoobiya, ayaa la sheegay in uu halkaasi u tegay Cabasho Dawladda Somaliland ka dhan ah taasi oo uu Itoobiya uga ashkatooday inay wax kala qabato Heshiisyadda maalgashiga ee…

Read More

Wasiirkii Hore ee Qorshaynta Somalia Mr Cayte oo Dul Istaagay Qodobada Lagaga Hadlayo Shirka Khamiista London Loogu Qabanayo arrimaha Somalia DAAWO

London 09. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa magaalada London ee dalka Britain ku qulqulaya wuufuudda ka qeyb galeysa shirka Soomaalida iyo beesha caalamka ee halkaasi ka furmaya todobaadkan.   Waxaa magaalada iminka ku sugan wafti ka socda dowladda federaalka ah iyo qaar ka mid ah madaxweynayaasha maamul goboleedyada dalka Soomaaliya.   Shirkan ayaa furmaya maalinta khamiista…

Read More

Wiil Dhalinyaro Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Buuhoodle Isla Markaana Ka Shaqayn Jiray Arrimaha Samo falka oo Aas Balaadhan Loogu Sameeyay Buuhoodle & Xiisadii Dilkiisa Ka Dhalatay oo Degtay DAAWO

Buuhoodle 09. May 2017 (SDN/QJ):- Cabdiraxiim Saleeban Faarax “Rabiish” oo Ka Mid ahaa Dhallinyarada Sida Mutadawacnimada ah ugu adeega Bulshada oo Gacan ka xaq darani ku dishay Magaaladda Buuhoodle ayaa aas ay ka qayb galeen qaybaha bulshada loogu sameeyay Magaaladda Buuhoodle,Iyadoo Maydka Marxuunka ay eheladiisu diideen in la aaso ilaa loo dilo ninkii dilay,Taas oo…

Read More