“Markan oo kale ee ay Dawladduhu Is Bedelayaan, Wakhtiguna Ku Soo Dhawaado, Kalsoonidu Wey Yaraata, In Hantida Dadka La Ilaaliyaana Waa Muhiim’’ Gudoomiye Baashe Maxamed
Hargaysa 10. May 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax, ayaa sheegay inay muhiim tahay in hantida qaranka la ilaaliyo madaama ay Doorashadii Madaxtooyadu fooda inagu soo hayso, dhawr biloodna inaga xigaan, waxaanu Madaxweynaha ku bogaadiyey wareegtadii uu ka soo saaray in lala dagaalamo musuq-maasuqa. Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee…
